Foolka,
Sir Luggoyo iyo anigu isku af Ingiriisi ma nihin. Ingiriisi xoog badan ayuu yaqaana isagu. Af- Somaaliga se cidna uma oggoli inay iga badiso... Inta ku jirta golahan ayaan sheegaya... Just kidding

Dhowr qof baan filayaa inay iga badiyaan.
Dhaga, I said this before and I want to repeat it now ; I wish inaan kuligeen nolol isku aragno" Bal hala ogaado qofka 14 jir ah ama qofka uuna sawirku qaban
DD.
Waan ku faanaa inaan Af Somaali qoro. Umana arko qofka Ingiriisi badan qoraa inuu iga qiimo badan yahay. Waxaan golahan ku arkay dadkii oo ka wada cararyaa inay af Somaali qoraan si aan loo odhan waa qof da weyn... Kuwo aan aqaano lafahooda cad cad ayaa golahan ka sheegta inay yihiin Non-Somali..
Ma ihi mana jecli dadka caqli caruurka ah ee iska dhigdhiga cid ayna ahayn. Qofka mutacalimka runta ahi ma faano, dadkana isma tustuso ee waa down to earth humble person...
Haddaad aragto qof leh, cilmi badan baan aqaana, waan qurux badan ahay, waan xoolo badan ahay, FI SHI
