Xilligii goobashada ayaa la gaadhay
Ilaahay amarkii markaan arko dad sidan isu neceb waxaa maskaxdayda kusoo dhaca keliya...
Doqontu 11 indhood bay leedahay, 10 sokeeyaha ayey iskaga Ilaalisaa,
1 (only 1) waxay iskaga Ilaalisaa shisheeyaha...
Maxaa iskukiin direy? Maxaa iskiin necbeysiiyey?
Marka mutacallimkii sidaa u buko, yaa u maqan Somaali?
Colaad iyo nacayb lama arag lagu gaadho guul.
Waar hoy jooga, oo dabkan iyo nacaybkan aad Somaali ka dhex shideysaan joojiya.
Maxaad kala gureysaan ee meesha yaal? Ma 8 deeda milyan.
Waar jooga oo cuqdadda kala dhex baxa Somaali.
At the end of the day we are all Somalis... None of you go to the Ethiopian cafee... But you know what? you all crowd in Somali cafee. But when you guys think that nobody sees you, this is what you write
Qofna sharaf kuma laha inuu u tego Xabashi.... It is a shame to every Somali.....
Shame on you guys
Diyaarna waan u ahay, qolyihiinii hoosta naagaha ka dhigan jirey dood

Soo daaya madaafiicdii
