15 may remember that day and those fallen heroes who fought for somali freedom its sad that somali ppl dont even care about their history remember those warriors never would allow to see somalia like this how came that all somali ppl are divided and and they dont care about their motherland remember that the somali youth league was formed by 13 devoted somali youngsters who fought relentlessly for independence in their own way.Their slogan was 'XORNNIMO AMA GERI" (independence or death). Thousands of like minded boys, girls and elders joined them in their wholehearted and noble struggle. They all had grand dreams for the future of Somalia. Hence, the nationalist song "Soomaaliyey toosa." This Wake Up call paved the way for full independence in July 1960 despite various obstacles put up by you know who.
15-Ka May Maalin ku Weyn Taariikhda Somaaliyeed
[15/05/06]
Ummadda Aduunka ayaa leh Munaasabado si gaar ah loo xuso
oo Taariikhooda ku xusan,qiimeyn gaar ah leh,maalmaha xurmada
Weyn leh geedi socodkii halgankii xoriyadda Somaaliyeed iyo
Hanashadii Gobanimada qaaliga ah 15-ka May oo ah maalintii si
Rasmi ah loogu dhawaaqay curasahda Ururkii Dhalinyaradda SYL
Ee Dhaqdhaqaaqa Xoriyadda Somaaliyeed Sandkii 1943-kii.
Halgamayaasha swirkan ka muuqada oo 13-ka dhalinyaro ah waa Aasaasayaashii koowaad ee Ururka,hlyeeyo magac iyo maqaam weyn
Ku leh Somaalinimada iyo soo hooynta gobanimada,bileyskoodda,
Aragtidooda wadaniyadeed iyo ka gilgilashada heeryadii culeyka
Weyn laheyd ee Gumeeysigii Reer Yurub iyo hagidda Dadkoodda
ayaa ah waxyaabihii ka yaabiyeey Dowladihii isticmaariga ahaa
oo Isgu arkaayeey kuw aan cidi is hor-taagi kareen,marna meey
Filan in Dhalinyaro Somaaliyeed ku oran doonto dhulkan anagaa
Leh,gumeeysina waa diidney,xoriyad buuxda ayaanu rabnaa.
Halganka Xoriyadda Somaaliyeed ayaa xili hore biloowday
Marxalado badana soo maray:-
-Halgankii Halyeey-Imaam Axmed Guray.
-Halgankii Daraawiishta Sayid Max,d Cbadulle Xassan.
-Dhaqdhaqaaqyadii-Shiikh Bashiir,Faarax Oomaar iyo Sh.Xassan
Barsane ayaa Saldhig u ahaa Bileeylka Dhalinyarada Somaaliyeed
Iyo Garashada Qiimaha Weyn ee xoriyadu leedahay iyo xaqa Dadku
u leeyahay hanashada madax banaanidooda,Anigoo Sida ku haboon
u Garanaaya qiimaha iyo qaayaha eey leedahay 15-ka May,kana
Soo Qeyb qaatay Howlaha Hogaamineed ee Dhalinyarada Somaaliyed
Ahaan Jiray Gudoomiyaha Gudigga Dhalinyaradda iyo Ardeydda Jaaliyadda Somaaliyeed ee Cadan Dhammaadkii 70-kii,Waxaan si Weyn uga Xumahay Xaaladda Dalka iyo Dadka Somaaliyeed Waqtigan Ku Sugan yihiin,Dagaalada,Colaadaha Sokeeye iyo Xaalada weyn
ee Burburka ah,Dowlad la,aanta iyo kala daadsanaanta Umadeedba
Gaar ahaan-Dagaalada Khasaaraha wewyn sababay oo ka socdo 7-da
Casho Caasimada qranka Muqdisho iyo guud ahaanba tacadiyadda Xad dhaafka ah ee loo geeystay Ummadda Somaaliyeed.
15-Ka May maalintii taariikhdi ah xusuusteeda iyo xurmadeeda
weyn leh,lama illaawaan ah,xuskeena mudnaan gaar ah leeyahay,
Ummadda Somaaliyeed waxaan ugu Hambalyeeynaayaa xuska 15-ka
May,Anigoo Alle ugu rajeeyeey Aasaasayaashii iyo xubnihii AYL
Intooda Xigaabatey in uu janadii ka waraabiyo,Intooda noolna
Caafimaad,Camal Suuban iyo cimri dheer siiyo,Amiin.