Uncle, dee adaaba adeer ehe sideen ku baraa af-Somaaliga? Mese waa xiligii 14 yrs la wada noqon jirey
Costa, ceeb ma aha haddaad ii hiiliso. Waayo waad aragtaa dulmiga la igu hayo. Thanks.
Galol,
Haddaanad afka aqoon dadka ayaa la weydiiyaa, ceeb maaha. Adigu mashquul waxaad ku ahayd barashada inta xun. Inta fiicanna isku dey inaad barato.
Xuuraan= waa markaad wax soo baadho. Kororso aqoontaada.