mar aan wax ka weydiiyey arrinkaas nin Biyamaal ah waxuu ii sheegay “iska dhaaf inaan maxaakiimta taageero u haynee waxaan go’aansannay inaan is qarxin aan Soomaaliya laga aqoon ku billowno maxaakiimta oo aan ku jihaadno†wuxuu intaas ii raaciyey “aflagaaddo ayeey ku tahay shacabka reer koonfureed in la yiraahdo maxaakimtu way fiican yihiin†Biyaha webiga oo laga gado, canshuuro xad dhaaf ah oo laga qaado iyadoo aanan haba yaraatee wax adeeg guud ah loo qabaneeyn, waxaa bannaan dhaca xoolahooda, beerahooda iyo dhulkooda, waxaan xaaraan ahayn daadinta dhiiggooda, intaasi waa qayb yar oo ka mid ah qaab dhaqanka maxaakiimta nimanka ku gabbanaaya ee Muqdisho, Sh/Dhexe iyo Hiiraanna raba inay isku fidiyaan.
READ IT HERE FURTHER
http://www.dayniile.com/Juun/1Juun10.htm
at the same time check this out.. how cute does Indho Cade looks
http://www.aminarts.com/
and I think this is fair
http://www.aminarts.com/pages/shacab_dhiban.htm
BIYOMAAL says 'WE'RE GONNA JIHAAD WITH MAXAKIIMTA'
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Homer Simpso
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1429
- Joined: Sun Aug 03, 2003 7:00 pm
- Location: Spring Field: Mr Burn's Nuclear plant:
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
-
The Arabman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1053
- Joined: Tue Nov 15, 2005 8:51 pm
"waxuu ii sheegay “iska dhaaf inaan maxaakiimta taageero u haynee waxaan go’aansannay inaan is qarxin aan Soomaaliya laga aqoon ku billowno maxaakiimta oo aan ku jihaadno†wuxuu intaas ii raaciyey “aflagaaddo ayeey ku tahay shacabka reer koonfureed in la yiraahdo maxaakimtu way fiican yihiin†Biyaha webiga oo laga gado, canshuuro xad dhaaf ah oo laga qaado iyadoo aanan haba yaraatee wax adeeg guud ah loo qabaneeyn, waxaa bannaan dhaca xoolahooda, beerahooda iyo dhulkooda"
Tuug intaadan tuug dhihin tuug ayuu ku dhahaa.
Tuug intaadan tuug dhihin tuug ayuu ku dhahaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 15 Replies
- 3979 Views
-
Last post by Navy9
-
- 6 Replies
- 1767 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 25 Replies
- 4108 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 1168 Views
-
Last post by Fall
-
- 1 Replies
- 14173 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 5 Replies
- 1850 Views
-
Last post by jamal9
-
- 2 Replies
- 16750 Views
-
Last post by Caesar
-
- 5 Replies
- 1352 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 9 Replies
- 2934 Views
-
Last post by malibantu