Page 1 of 2
Arabman.... Weligaa
Posted: Fri Jun 09, 2006 10:41 am
by kambuli
Waalaal,
Maadaama aad inta dadka diinta iyo wanaaga ku hanuunisa tahay waxaan jecleystay inaan kaa qabto khalad laga yaabo aadan si ulakac ah u gelin:
Laba qof haddii ay is khilaafaan, weligaa caddaaladda ogow;
Tusaale: Waxaa murmay oo caytamay Hommer iyo X-plosive...
Khaladka iyo caydana waxaa ku horreeyey Hommer, hase yeeshee waxaad waano ugu dhaqaaqday X-plosive..
Labadooduba way khaldan yihiin, Midgaha dadka loogu yeedho (magacdooda saxa ah waa madhibaan).. iyo Jareerta dadka loogu yeedho, labaduba waa dad Somaaliyeed oo runtii xalaal quudato xoogooda cuna ah... Qofna xaq uma laha inuu wax ka sheego.... Bal dib u akhri dhexdhexaadintaadii:
Quote Hommer boy. “who said anything about abgaal?.... what a comtaminated mind you got for a MIDGAAAN Xplosivâ€Â
Quote “And why are you making fun of the Midgo? They are atleast ten levels above you.. not only are you jareer but you're also a Homosexual from San francisco â€Â
Quote†Arabman
"not only are you jareer"
How are you different? You are despising and making fun of the "jareer." In case you didn't know, Islam teaches there's no difference between black & white, between good-looking & bad-looking, etc- save in the degree of their taqwa (obedience of God, avoiding disobedience, and striving to stay away from doubtful matters). Islam also teaches no one will enter paradise if there's an ounce of kibr in his/her heart.
Posted: Fri Jun 09, 2006 10:45 am
by xoogSADE14
kambuli
walaal "arab"man waa gardheere kuwaasoo cadaalad ku dhaqmaya xageed ku aragtay

Posted: Fri Jun 09, 2006 10:50 am
by kambuli
Xoog,
In my life gar eexo ma niqin... Waan necbahay dadka aan caddaaladda ku garniqin
Laba qof haddii ay murmaan, labadoodaba runtaa loo sheegaa, haddii kale waxaad direysaa message ah inuu ka kale kahladkii uu ku hadlay sax ahaa. Which is very dangerous... Midgo iyo Jareer nin xaq uma laha inuu caayo. Period!
Posted: Fri Jun 09, 2006 10:59 am
by Basra-
Posted: Fri Jun 09, 2006 12:03 pm
by The Arabman
"Khaladka iyo caydana waxaa ku horreeyey Hommer, hase yeeshee waxaad waano ugu dhaqaaqday X-plosive.."
Sababta aan sidaa u sameeyay; waxay ila muuqatay mid inuu midka kale ka weyn yahay ama ka caqli badan yahay, marka, waanada waxaan ugu hormariyay kan ila muuqday inuu waano qaadanayo, si uu kan kale ku daysho. Nasiib daro, labadoodu waxba isma dhaamaan. Marka, arintu waa sidaas, ee ma aha laba qof khaldan oo aan midkood gar siiyay.

"Do i have this big amount of 'Influence'???"
Madam Basra-, it seems whatever or whoever you touch becomes golden.

Posted: Fri Jun 09, 2006 12:27 pm
by B-MAX
Ok Basra.
Kambuli this is how Somalinet has been. People disagree. People engage in cat-fights(Basra v all girls

),insult each other for no reason then get along after few months.
No need of losing sleep here.
Posted: Fri Jun 09, 2006 12:35 pm
by Basra-
Big Max@lol
Dont you agree?? Walaahi i think a point!
PS: So are you raved up for Football championship?? I hear rumors that our USA team will reach very far this year. Actually they are talking about it right now in the radio. I think we are playing with Czech Republic first, then Italian or Ghana. Anyways- enough with the football talk-- i am rooting for USA team.
Arabman@lol
'Do i have this big amount of 'Influence'???"
Madam Basra-, it seems whatever or whoever you touch becomes golden. "
Mashallah---you write Golden walaahi Arabman!

Posted: Fri Jun 09, 2006 2:37 pm
by Cawar
Kambuli,
You naivity(in a good way Walaah) never seezes to amaze me...but like I said before you are too good to be true sometimes.
Basra,
You didnt know that???
But I have to admit that Everything that Luminates isnt Gold or as they say it in Somali: "Dahab maahin wixii dusha ka nuuraaya"

Posted: Fri Jun 09, 2006 2:53 pm
by kambuli
Arabman, walaal waan ku qancay jawaabtaada

Iga rumeyso qalbigeyga way kusoo dhacday arrinkaasi....
Basra,
Alla walaal maxaad isla weyntahay

Cajiib... Walaanan kuuba xusuusneyn.... ee cagaha dhulka dhigo...
Cawar,
Walaal, doqonimadeydaas ayaan iska rabaaye iska kay daa.... Wax Alla wixii naive-nima ah dhinacayga usoo leexiya

Aniga iyo Aaabbahay ayaa raali ka ah...
Posted: Fri Jun 09, 2006 3:00 pm
by Basra-
Posted: Fri Jun 09, 2006 6:19 pm
by Xplosive
What the hell is this? Where did I insult Beesha jareerweyne?

All i did was point out how ironic it is for a jareer to be making fun of Midgo since both groups are considered as outcasts by the majority of Somali ppl.
Dhegacas man will tell you that Jareers and Midgo were treated as equals by Somalis back in the old country

The guy lives in a different planet or something..
Why do I need a "waano" for telling the truth?
Dhegacas man, if this is your idea of Cadaalad then you know what to do with it

Posted: Fri Jun 09, 2006 6:45 pm
by The Arabman
"since both groups are considered as outcasts by the majority of Somali ppl."
I would say only seculars, clanists & qabiilists (i.e. gargaabeyaalka) practice looking down other people as "outcasts." No conservative (i.e. gardheereyaalka) would practice something Islam is against it.
Posted: Fri Jun 09, 2006 6:53 pm
by dhuusa_deer
[quote="The Arabman"] I would say only seculars practice looking down other people as "outcasts." No conservative (i.e. gardheereyaalka) would practice something Islam is against it.[/quote]
What are you nattering about? Making sweeping generalisations like above more often than not boomerangs. Case in example: ME. I'm what you may consider 'secular' and I certainly don't look down on minority groups.
So you are self-evidently wrong.
Thus spake Zarathustra! - REDUX!
Posted: Fri Jun 09, 2006 7:11 pm
by Xplosive
[quote="The Arabman"]"since both groups are considered as outcasts by the majority of Somali ppl."
I would say only seculars, clanists & qabiilists (i.e. gargaabeyaalka) practice looking down other people as "outcasts." No conservative (i.e. gardheereyaalka) would practice something Islam is against it.[/quote]
Gardheerayaal are a minority.. clanists/Qabiilists are the clear majority, all you have to do to come to that conclusion is look at the state of our country. like it or not, thats the way it is. These ppl are looked down upon by the clear majority. All I did was point that out.. you jumped to conclusions as usual.
Posted: Fri Jun 09, 2006 7:32 pm
by Garaad_LQ
stop the hypocrisy i know for fact that most if not all of whom you call Conservative (gardhaarayaal) will never marry or get involved closely with a person who's been considered as "Midgaan" .....it's unjust and sad but thats the truth of our society