those wadaads are smart wallahi true leaders they also build a maxakamaad in baydaboi to strike against those warlords their 1 of them is abdallahi yusuf and all those other fake mps they know that and thats why the want adoon /arab troops in somalia we will know it today ore tommorow but if they are smart they reject it and work with the icu
just read this man, i think baydaboi will be eassily captured cuss many of those raxanweyns,digil and mirfile are against abdallahi yusuf's regime many of those troops came mostly from puntland and they all remember what they did to those innocent somalis in puntland could this lead to a guul
Midnimo Information Center
mic 14 - 06 - 2006 - Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha Soomaaliya
Saraakiil ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamiga oo Ciidamo ka ururinayo Degaanada Buurhakaba iyo Buur Eylo
Wararka ka imaanaya Magaalada Buurhakabo oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa sheegaya in degaankaas oo ay ku sugan yihiin Maleeshiyooyin ka tagay Magaalada Muqdisho halkaasi ka wadaan abaabul ay ku ururinayan Maleeshiyooyin kale oo ka soo jeeda Baay kuwaas oo lala damacsan yahay in lagu weeraro Magaalada Baydhabo.
Mid ka mid ah Maleeshiyooyinka Buur oo lagu magacabo Buule ayaa sheegay inay qorsheynayaan in Magaalada Baydhabo ka furan Maxkamad Islaami ah taasi oo gacan ka helaysa Midowga Maxkamadaha Islaamiga Muqdisho.
Midowga Maxkamadaha Islaamiga Muqdisho ayaa waxay qorsheynayan inay weeraran Magaalada Baydhabo, in kastoo tallaabadas uu beeniyay Afhayeenka Maxkamadaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Maleeshiyooyinka Buur laga abaabulayo ayaa waxaa ku jira Maleeshiyadii uu ka dhashay Malaaq Seemow Cabdi Garruun oo dhawaan ku geeriyooday iska hor imaad Magalaada Baydhabo ku dhex maray iyaga iyo kuwa C/llaahi Yuusuf kuwaas oo qaarkood u soo baxsaday dhinaca Buurhakabo.
what a genius leader he is thats also what he said about jowhar while he sended alot of millities their but mohammed dheere didnt want to attack them if he attacked than he knows that the icu will defend them selfs and that it could be over to him mohamed dheere knew he 2 weak than compared to the icu so he wanted to make jowhar a strong hold base for the warlords and amxaaro but those wadaads arent that stupid i think they defeated them also with suprise attack he's doing the same thing in baydaboi i support this man for 100% i like to see him as the next president of somalia