Xoog,
Bartire iminka buugga wuu ku yaalaa
Laakiin ninka Foolka ah aan kaaga warramo... Sidii uu ahaa nin caadi ah ayuumbuu markeliye noqdey nin aan caadi ahayn... Bal u fiirso hadalka ninkaa kasoo yeedhey: Foolxume quote " Kambuli why do you like OG folkz? is it becouse of their shoe size?"
Ilaahbaan kugu dhaarshee, ninkaasi "ABDO" ma leeyahay?
Waxaa kasii daran, waxaan isku deyey inaan ka qabto khaladka oo waxaan ku idhi " Apology ka bixi khaladka". Waa diidey oo ku adkeystey khaladkiisii
Bal adigu Ilaahay ninbuu kaa dhigee ka gar naq arrintaas...