Toban Cabdilaahi Saalaxna aan ugu magac darno magaalooyinkenee,
Lacagtu uun ma geleysaa meesha loogu talo galay? Mese waa shaqo Somaali iyo boobkii u caadiga ahaa? Dawladnimadaba waxaa loo yaqaan in jawaanada la buuxsado.... Kii yidhaada madaxbaan noqonayaaba jawaano madhan ayuu buuxsan.... Sow ma dhergaan duulku?
Teeda labaad, Xabashiga dhulkii ina qaatay inta kalena raba inuu ku darsado ma la inaga qabtay? Mese Reer hebel ayuu gaar u jecel yahay?
Waa habka uu qabiil kasta oo Somaaliyeed ugu sameeyey Xusbi si ay isu madhiyaane....Wallee waxaan maqlay Xabashi waa hore ayey go'aansadeen inay Somaaliya qaataan... Yaa ka ceshan?
Aaway raggii ka ceshan lahaa?? Sow kuwan ku mashquul ah reer hebel iyo reer hebel...... sow kuwan uun ku mashquul ah Kambuli ayaa koombo ah iyo waxaan dhaamin....
