Elder somali women are interesting and absolutely halerious...
waxa isla socday labo islaamood oo isku habaryar ah...
Tii waalidka aheyd ayaa gaari wadey.... Waxa ay la kulmeen gaari ordaya oo ah kuwa dab damiska...
Intey labadiiba arga gaxeen ayey hor ordeen gaarigii..
Tii gariga wadey ayaa waxey tiri, Naa bal eeg, miyuu nadabo jooga.. tii kale oo naxsan ayaa ugu jawaabtey... haa habaryar wuu nadaba jooga...
Mar uu dabo socday almost an hour ayey tii yareyd garatey in ay kalexdaan babuurka si u udhafo...
markey kaleexden ayey tii weyneyd tiri. Habaryar lugaha naf kuma jirto qaarqii hoose waa inaafo.... Gacmahiina nafi igu majirtoo..




