Cuntadan aad cuntaan ee sidaa ugu naaxdeen miyaad wax naga siisaan.
Maalin dhawayd ayaan tagay aroos, 90% dumarka joogay arooska baruur ba sidaa uga laalaaday. Ragga meesha joogayna waxaad moodaysau iney TB wada qabeen.
Sakhraan,Seeker of truth & justice




