[quote="xoogSADE14"]garaad
warka meeshiisa uga har faraanfar ha'igu noqonine
teeda kale hadaad gabar isiisid and aan gabar kusiiyo kawaran
cool-man
so i've heard sxb

[/quote]

XOOG .........ok waan ka hadhay hadaad ba xalaashi igu sheegtay
....laakinse ....sheekada gabdhaha .........waar xaas baad leedahay waaxay gabadhaad sheegaysid mise waxaad rabtaa inaan gurigii waco hadda
teeda kale anoo single gabaadhan ka soo raadsaday waadigii ogaa waxaad igu samaysay ...............ee guur nagama dhaxeeye culaad baa naga dhexaysa
