
, Xooga anaa kuu sheegaya waxa uu adeerkay iigu carooday.
Waxuu arkay anoo lashaykaysanay islaantii yarayd ee Kambuli oo I think inay iyaga wax u bilawdeen laakiin anigu maanan ogayn oo waxaan isaga ku halaynayay dhinaca Basra maadaama ay isku magaalo joogaan, hadan u malaynmaayo inaad wax heshiisiin kartid becouse saakaan thread cusub oo layiraa Kambuli sameeyay, waa uuna sii xanaaqi doonaa, marka dee aniguna sidaad ula socoto sidaadoo kalaan minyaro raadinayaa, ee maxaan sameeyaay miyaan u daayaa gabdha?
here's the link
http://www.somalinet.com/forum/viewtopi ... 413#845413