Page 1 of 2

XOOGSADE

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:25 pm
by foolxume2005
Xagay wax marayaan(somalia)? rajo maleenahay? waluusan hawiye aniga ii talinayne dowlada meelo fiic fiican ma ka qabsanayanaa?
Abdilahi yussuf miyaa noqon doona madaxwaynaha? wadaadaduse ma u ogol yihiin inuu noqdo madaxwayne?
How long do you think it will take b4 I can go back to Bula xuubay?

Re: XOOGSADE

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:36 pm
by xoogSADE14
"Xagay wax marayaan(somalia)? rajo maleenahay?"

haa maanta maalin aan ka raho dhownahay malaha 15 sanoo lasoo dhaafay Smile



"waluusan hawiye aniga ii talinayne dowlada meelo fiic fiican ma ka qabsanayanaa?"

hawiye waa dad soomaali ah talada wadankana waxbeey ku leeyihiin inkastoo madaxnimada eey udhalasho tahay.




"Abdilahi yussuf miyaa noqon doona madaxwaynaha? wadaadaduse ma u ogol yihiin inuu noqdo madaxwayne?"

maya ina eey madaxweyne masii ahaan doono ee kornel kalle baa badali doona dhawaan oo villa somalia ka talin doona. nin aan magaalo madaxdii dalka tagi karin waxuu madaxtinimo uraadsadaaba waa qalad.


"How long do you think it will take b4 I can go back to Bula xuubay?"

dhowaan sxb 2 ilaa 3 sano kadib soomaaliya dawlad xaq ah oo loo wada siman yahay beey yeelaneeysaa insha'allah Smile

sidaado kale xaalka ka waran oo cidi sidee lagu ahaa.

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:43 pm
by foolxume2005
WARNINYAHAOW THANX FOR THE INFO.
Hadaan kaaga waramo ciddi aad iyo aadbaa loo fiicanyay, as you know I am newly wed and having fun, war ninyahow waxaan kaloo kuwaydiiaya ma runbaa waa lagu indha beelaa? islaantii uunbaan dulfuushanahoo, kuwaa igu yiri waan ku indha beeli doonaa, marka maadaama aad guurka iiga horaysayu maxaa ka jira arintaas?

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:46 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

Foolka xaaji

sxb hadaad cuno nafaqo leh cunto aad jimicsato indho beel iska daaye caafimaad baad ka qaadeeysaa......... Smile

laakinse saacad walba taagane ha noqon, hadii kale sidii nimaan aqaan beey cideeda inteye kaa aado ninka ha la'iga furo oran Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:49 pm
by foolxume2005
Laughing Laughing what do you mean jimicsato? do you want me go back to the gym? I thought after you get married, you supposed to let your self go.

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:51 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing

hell yeah i mean go back to the gym sxb! soow ma ogid ragga iyo dumarka ragaa hor gabooba, hadaadan jirkaaga daryeelin adoo yar beey ka dhamaaneysaa ugaas Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 12:56 pm
by foolxume2005
warninyahow maxaan gym tagaa markaan shaqada ka sii baxayo ayuunbaa telphone guriga la iiga soo diraa , markaas uunbaan waxaan is arkayaa anigoo guriga ku sii ordaya, Laughing Laughing
laakiin walaahi this is (Guurka) the best thing ever happened to me, I mean no more clubing, no more coming home 4-5 am on a week ends.

Posted: Wed Jun 28, 2006 1:22 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing

appetite kaas aad heeysid waa fiican yahay sxb laakinse hadaadan isdhisan haawshaas caalamiga ah ood heeysid masii wadi kareeyside ogoow Laughing

ninka ragga ah mar haduu labaatan kor udhaafo inuu dagoo meel kasoo jeesto waa heersare ina adeer. qoowsaaradaan somnet dhex fadhiya baa ubaahan ayagan ineey dhiig isgashaanoo reero dhistaan Embarassed

Posted: Wed Jun 28, 2006 1:48 pm
by foolxume2005
Laughing @ qowsaaradaan, laakiin ninyahow guurka laftigiisa in lagu dag dago ma fiicna, I think waxaa fiican inaad iskaabulonimada add marka hore ka soo daashid, then you will enjoy the married life, rag waxaan aqaan intay iyogoon wali single lifekii ka daalin guursaday oo intay xaaska yiraahdaan caawa waan shaqaynayaa suuqwa gala.

Posted: Wed Jun 28, 2006 1:51 pm
by xoogSADE14
taasina waa wax meesha kujira laakinse ogoow iskaabulo iyo club-hopping wax laga daalo ma'aha waa inuu ninka asaga isgartaa when its time to move on and settle down.

i have cousins in their late thirties still single and talking about "i'm living life" Laughing

sxb habeen walba qof cusub cid ka daaleeysa majirto ee nin ragga ah waa inuu xisaabtamaa Smile

Posted: Wed Jun 28, 2006 1:59 pm
by foolxume2005
walaahi b4 I found this xaliimo, i was geting tired of clubing and going out with dif. xaliimos or lawanda's Laughing.
I guess I start parting @ such a young age. but now week ends are my relaxing days, couple of movies, order some Pizza

Posted: Wed Jun 28, 2006 3:22 pm
by Sir-Luggoyo
War labadii sheydaan baa isku kaliyeystay maanta. War maxaa haysaan oon ka ahayn waraysigiina qaabka daran leh Laughing Laughing Laughing Laughing


Foolka Xaaji

Ma maqashay sheekadii ninkii Eelaayga ahaa ee intuu naagta guursaday, ka xishooday inuu wax weydiisto ee markii dambe la soo baxay xeelad khatar ah oo naagtii ku yidhi:

Iisho, ma la socotaa markii aan isu tagnaba inuu shedaan dhimanayo?

Markaasay Iisho tidhi "Maya"

Markaasuu yidhi "Haddaba la soco, oo kaalay aan sheydaan dilnee"

Waxay u noqotay like a code "Kaalay sheydaan baan dileynaaye"

Ayaantii ayuu tabar dhigay, islaantii ayaa intay is hayn weyday ku tidhi "Caliyow, kaalay sheydaan baan dileynaaye"

Intuu dhinaca kale isu rogay buu yidhi "Sheydaan oo Sayidinaa Cali seeftiisa ku kari waayay maan anigu guskeyga ku karaa, naa iga tag ha i wareerinine"

Posted: Wed Jun 28, 2006 3:25 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

sir lug caku adiga iyo sheekooyinkaada Laughing

"wareysi qaab daran" kulahaa awoowgaa la janeeye sidaan aniga iyo foolka isugu warano cid isugu warami kartaaba majiraane maad maseeryka iska deeysid Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 3:35 pm
by Sir-Luggoyo
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

XoogSade

Hadde waad ogtahayoo aniga Foolka Xaaji inaan beyahanba col ahayne, ma naxariis baad iga sugeyseen? Ciilkaan isaga u qabo ayaan kugula kor kufay adigiina, laakiin Ugaas raali ahow adigu.

Posted: Wed Jun 28, 2006 3:37 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing

sir lug

ugaas wiil iyo adeerkiis isdagaala idinku umiinaan horeeynine bal cadaawadu maxeey ka bilaabatay aan isku dayo inaan iskiin soo hor fadhiisiyee Laughing