Page 2 of 4
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:50 am
by Daanyeer
GUYS,
Don't CONTRIBUTE him with empty REPLIES but money for BLASTIC SURGERY.
....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist....
Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:51 am
by Mowhawk
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:54 am
by foolxume2005
Lady Q yeah edit, that's what I thought
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:01 am
by foolxume2005
Ala Daanyeerbaa maanta hadlay.
Mohawk saaxiib anigu ma diro PM I like to keep it real, Sir-lugooyana wali saaxiib baan nahay, gabadhu haday isaga doorato waan ku qanci ee aan iyada afkeeda ka maqlo.
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:08 am
by xoogSADE14
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:12 am
by foolxume2005
^^ waaba uu qoslayaa, nina waa ay ka taalaa, waa aduunyo.
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:13 am
by xoogSADE14
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:21 am
by foolxume2005
Xooga that's not gonna work, there's not too many women out here oo haysta both dhaqan, you may give me some1 like lady qac. so thanks but no thanks.
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:23 am
by xoogSADE14
foolka xaji
hadeey af soomaaliga iyo diintaba eey adiga kaa badiso intana eey ku dhalatay oo eeysa reer baadiye aheeyn kawaran........

Posted: Thu Jun 29, 2006 10:28 am
by foolxume2005
^^ No I need liltle bit of reerbaadiye, just like Kambuli.
Posted: Thu Jun 29, 2006 10:33 am
by xoogSADE14
waayahay knock yourself out
Posted: Thu Jun 29, 2006 12:52 pm
by Sir-Luggoyo
Waryaa kii foosha xumaa wuu soo dhar dhigtay oo isagoo mudh iyo adariir ah ayuu dadkii soo hor joogsaday. Foolxumadii buu qaawanaan ku darsaday, Allow balaayo ha na tusin.
Coolio
Markaan ku lahaa ninka waxaa haya kii Cilmi Boodhari dilay been baad moodaysay, ka xaaxaabi hadde wakaase
Foolka Xaaji
Hadday KJambuli ku yeesho anigu waxba kama qabo saa kolkii horaba shukaansi nagama dhexeynin aniga iyo Kambuli. Beryahanba clankaygu wuxuu saarnaa LadyQac oo aan raadinayay wax Gadabursi ah oon la kaashado. Waxaane u naxayaa Ugaaska XoogSade ah oo kuu haysta nin akhyaar ah
Posted: Thu Jun 29, 2006 12:55 pm
by xoogSADE14
Posted: Thu Jun 29, 2006 1:00 pm
by kambuli
Foolka, Foolka, Foolka
Maantana ma tanaad keentey

I know you just want to kill the time.....

Posted: Thu Jun 29, 2006 1:03 pm
by xoogSADE14
kambuli
i wish that was the case but i'm afraid the ugly one is deeply in love with you
what say you my dear, wax mala qabaneeysaa mise isdil baad leedahay
