Postby kambuli » Fri Jul 21, 2006 10:51 am
Qudhac,
Ilaah baa igu og la col baan ahay Tigre iyo wixii la feker ah.
Fili maayo inaan aniga iyo adigu ka doodi karno arrin qabyaalad ku saabsan. Waayo walaal, dee haddaad dib ugu noqoto waxa aad qorto waxaa ku cad inaad tirtiri lahayd qab'aailka Somaaliyeed qaarkood (Daarood) haddii aad awood u leedahay... Waa marka aan qiimeeyo qoraaladaada...
Cabdilaahi kow ayuu ka yahay kuwii Xabashi hoos galay.... taas cidina ma inkiri karto....Dhaqankaa foolsha Xun waxaa la wadaagey intii Xabashi hoosta ka gashay oo dhan.... Waanad ogtahay oo maaha wax cidna ka qarsoon...
Waxaanse anigu aan rumeysnahay ilaa iyo maanta inay dawlad xumi dhaanto anarchy... Waxaan is tusey, hadda ogow bani aadam baan ahoo waan khaldami karaa.... Haddii Cabdulqaasim... loo oggolaan lahaa inuu xukumo Somaaliya... Oo deedna si demoqraadiyad ah haddana loo dooran lahaa Madaxweyne in sidan la dhaami lahaa...
Sidoo kale, Cabdilaahi haddeer markii la doortey haddii chance-ka la siin lahaa in iyadana sidan la dhaami lahaa...
Ma qabo anigu mana rumeysni inay Xabashiyi dan ka leedahay TNG waxaan qabaa inay rabaan intaa yar ee u eg Dawladda inay qorshe ugu jiraan sidey ku dumin lahaayeen.... Xabashi waxay rabtaa inay Somaaliyi weligeed Dawlad la'aan ahaato, aakhirkana ay qaadato dhulkaa baylahda ah...
Arrinta waqooyi, haddaad u fiirsato qoraaladeyda, waan dhowrsadaa oo weligey qof magaciisa masoo qabsan... laakiin waad ogtahay igana badisaa inayna meesha fadhiyin cid aan ka mid ahayn xukuumaddii Kacaanka.... Wasiiradoodii, Generaaladoodii, Nabadsugidoodii, etcc.
Adiga Qudhac ahaan, waxaa iga su'aal ah, haddii aadba leedahay Maxaa Iiga kidhiisha Koonfur bal ii sheeg waxaad u kala guri? I hope inayna kaa ahayn yeyna weligood degine, isku dir......