SECOND PLANE COMES FOR ISLAMISTS
Posted: Fri Jul 28, 2006 6:43 am
Diyaaradii labaad oo ku socota Maxaakiimta oo saakay soo caga dhigatay Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho
Saakay ayaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Muqdsho lagu arkay Diyaarad kale oo ku nooc ah tii maalin ka hor ka soo degtay Garoonkaasi, kuna socotay Maxaakiimta Islaamiga ah ee Muqdisho.
Diyaaradan ayaan iyaduna la shaacin waxa ay sido, hase yeeshee waxaa la tilmaamayaa in ay hub iyo saanado militari u wado Maxaakiimta islaamka, iyada oo weli tuhun laga qabo Dowladaha soo dhiibay, waxaana lagu wareersan yahay dowladaha Eratareeya iyo Liibiya.
MasÂ’uuliyiin ka tirsan maxaakiimta ayaa gaaray Garoonkaasi, waxaan dhamaan wadooyinka lagu gooyey gaadiidka dagaalka iyada oo dadka loo diidayo in ay soo arkaan wax diyaarada saran.
Maalin ka hor ayaa Garoonka waxaa ka soo degtay Diyaarad aan la garan waxa ay siday, hase yeeshee waxaa gaashanaka u daruuray Yuusuf indha Cade oo ah ninka amaanka u qaabilsan Maxaakiimta, kaas oo iska fogeeyey in diyaarada ay hub siday, kuna gaabsaday amaankeeda in uu sugay oo kaliya.
Waxaa sii xoogeysanaysa cabsida laga qabo in Soomaaliya ay ku dagaalamaan Dowladaha itoobiya iyo Eratareeya, oo la og yahay colaada baÂ’an ee ka dhaxeysa.