Postby Daanyeer » Fri Jul 28, 2006 12:48 pm
[quote="Somaliman%"]ethopians have being killing our people in the somali region of ogadenia. this getting out of hand, dozens of somali children and woman are killed everyday in ogadenia. they kill massacre them worst than isrealis kill palestines.
and what do we do nothing but fight each other. we should fight ethopia in this war destroy them and take back our land.
they killed 5 somali woman, and then in another area raped 8 girls and killed them. this is daily in ogadenia.
walahi when i read this it was devastating and am in a state of shock.
allah ha u naaxaariisto maasakiinta. amiiin!!!!!!!
Ciidammada gumaysiga oo dumar shacab ah laayay.
Ciidammada gumaysiga Itoobiya oo lagu yaqaano inay dadwaynaha rayadka ah ku gaydhadaan mar kastoo khasaare loogu gaysto goobaha dagaalka, ayaa dumar shacab ah ku laayay meelo kala duwan oo ka tirsan gobollada Doollo iyo Qorraxey.
Ciidammada gumaysigu waxay dhawaan tuulada Qamuuda oo gobolka Doollo ka tirsan ku dileen shan dumar ah oo Maadh guranayay iyo labo wiil oo Geelijire ahaa.
Ciidammada gumaysiga ayaa dadkan ku soo baxay, ka dibna rasaas oodda kaga qaaday iyagoon hubsanin cidda ay yihiin.
Shanta dumarka ah ee halkaas lagu dilay ayaa magacyadooda naloogu sheegay;
1- Ruqiya Yuusuf Cali
2- Maadhiin Cabdi Cali Dhuux
3- Nasra Cali Faarax
4- Hinda Muxumed Galandi iyo
5- Ardo Maxamed Raabi
Ardo mooyee dumarkan intooda kale waxay ahaayeen hooyooyin qaarkood aad u daÂ’waynaayeen.
Wararka ka imanaya dhinaca gobolka Qorraxey ayaa iyaguna sheegaya in ciidammada gumaysiga Itoobiya ay maalmihii u denbeeyay qiyaastii siddeed gabdhood ku dileen nawaaxiga tuulada lagu magacaabo Caleen, oo gobolka Qorraxey ka tirsan. Gabdhahan ayaa la sheegayaa in ciidammada gumaysigu ay kufsadeen, ka hor intii ayna laynin.[/quote]
THUS, Do u HATE ur NEGHBOURING African NATION of ETHIOPIA?
....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....
Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY