Midowga maxaakiimta oo ku war-geliyey ciidamada booliska Soomaaliyeed in ay iska diiwaangeliyaan dugsiga booliska
Midowga maxaakiimta Islaamiga ah ayaa ku war-geliyey ciidamadii hore ee booliska saldhigyada Muqdisho in ay iska diiwaangeliyaan dugsiga sare ee booliska, waxeyna midowga maxaakiimta ay isugu geeyeen tiknikooyin & ciidamo saldhigyada booliska ee ku yaala magaalada Muqdisho, iyadoo saldhig kastana la geeyey 3 tikniko ah & ciidamo 100 gaaraya.
Qaar ka mid ah ciidamada booliska ayaa sheegay in midowga maxkamaduhu ku soo wargeliyeen in ay iska diiwaangeliyaan dugsigaasi, isla markaana ay dhinaca ammaanka kala shaqeyn doonaan maxaakiimta.
Maamulka Gobolka Banaadir ee uu magacaabay raÂ’isul wasaare Geeddi ayaa sheegay in midowga maxkamadaha ay ku wareejinayaan xaruntii gobolka Banaadir ee ku tiilay X/weyne oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyooyin
-----------------------------------------------------------------------------------
This is yet another positive step towards peaceful Mog. Amazing how fast events are unfolding under the commands of the UIC whereas the TNG are assassinating members of their own who disagree with their nature of being lackeys for Ethiopia. That is why A/lla Deerow was killed. A/hi Yusuf is known to take care of anyone who opposes him and Deerow became another victim of Beer Doofaar and his Abgaal lapdog.



