Postby COSTA » Mon Aug 21, 2006 4:32 am
How can a poor country have 31 ministers
1) Wasiirka arrimaha gudaha ahna Ra'iisal wasaare ku xigeenka Xuseen Maxamed Caydiid (H/gidir-Sacad)
11- Wasiirka beeraha C/qaadir Nuur Caraale Murusade (Murusade)
14- Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere) (H/gidir Saleebaan)
2- wasiirka Gaashaandhigga Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) (Mareexaan)
3- Wasiirka Maaliyada Col. Xasan Maxamed Nuur (Shati Guduud) (Xariin- Digil & Mirifle)
4- Wasiirka arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) (Isaaq Garxajis)
5- Wasiirka Garsoorka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Madoobe)
(Hadamo-Digil & Mirifle)
6- Wasiirka Amniga Qaranka C/laahi Cabdi Garuun (Galadle)
7- Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ahna ra'iisal wasaare ku xigeen C/laahi Sheekh Ismaaciil (Dir Biyomaal)
8- Wasiirka qorshaynta iyo tirakoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye
(Gudabiirse)
9- Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo arrimaha Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh Xasan (Beesha Eelaay)
10- Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta iyo Daaqa ahna ra'iisal wasaare ku xigeen Saalim Caliyow Ibrow (Digil)
12- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Xasan Abshir Faarax (Majeerteen)
13- Wasiirka batroolka iyo arrimaha Tamarta C/laahi Yuusuf Maxamed (Owrtable)
15- Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka Badda Cali Ismaaciil Cabdi Giir (Leelkase)
16- Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim MaxÂ’ed (Xaabsade)
(Leesaan)
17- Wasiirka Ganacsiga C/laahi Axmed Afrax (Abgaal-Waceysle)
18- Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamuud Salaad Nuur (H/gidir-Cayr)
19- Wasiirka waxbarashada C/raxmaan Cabdi Waare (Xawaadle)
20- Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Mowliid Macaani Maxamuud
(Jareer Shiidle)
21- Wasiirka Shaqada iyo horumarinta Shaqaalaha Salaax Cali Faarax (Gaaljecel)
22- Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Maxamed Tarrax (Ogaadeen)
23- Wasiirka warshadaha Maxamed C/laahi Kaamil (Ciise Madoobe)
24- Wasiirka arrimaha diinta iyo Awqaafta Sheekh Xasan Ismaaciil Bile (Isaaq Habar awal)
25- Wasiirka warfaafinta Cali Axmed Jaamac Jangali (Dhulbahante)
26- Wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta Siciid Xasan Shire (Warsangeli)
27- Wasiirka Caafimaadka C/casiis Sheekh Yuusuf (Dir)
28- Wasiirka dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha dibadda Maxamuud Cabdullaah Jaamac (Sifir) (Isaaq H/jeclo)
29- Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen (Digile-Dabarre)
30- Wasiirka Dalxiiska iyo Duur joogta Cali Maxamed Maxamuud (Cali Xareed) (Carab Saalax)
31- Wasiirka Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd (Muusa dheri)
Magacyada wasiiru dowlayaasha
- Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Sayid Aadan (Mareexan)
2- Wasiiru dowlaha qorshaynta iyo tirakoobka Sheekh Aadan Sheekh Maddeer (Raxanweyne Luwaay)
3- Wasiiru dowlaha Warfaafinta Khadiijo Maxamed Diiriye (Yixir)
4- Wasiiru dowlaha Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda Cabdalla Boos Axmed (Isaaq Habar Yoonis)
-
5- Wasiiru dowlaha Maaliyadda C/kariim Axmed Cali (Badicade)
6-Wasiirka Baashaalka iyo Baashalinta Costa Cali Axmed(Shalan so Degney)