PUNTLAND CANSHUUR LAGA QAADO AFLAMTA ANSHAX XUMADA IYO XAMAR OO LAGA MAMNUUCAY.
ma ogtahay in canshuur laga qaado dadka ka ganaacsada ganaacsi shaydaanka fawaa xishta ah ee ilaahay reebay gaal iyo muslimna laysku raacay in aan shacab loosoo bandhigin. cade muuse wuxuu qabaa mar haday canshuurta bixinayaan maamulka ogol yihiin haladaayo waa xor.boosaaso naxdin baad u dhiman waxay ula baxeen filimaanta dhalin yarada.hadaba culimada puntland ceebaa utaala aduun iyo aakhiraba masuuliyadii diineed kama aysan soo bixin,dawna noqon mayso madaxweeyne cade muuse yaa diiday.
In ay gaal raaca iska xoreeyaan,sida walaalahood xamar ilaahay hatuso kuwa sheegta culimo udiinka ileen inaysan daacad ahayn soomaali waa aragtaaye.
weebabka reer puntland ee ku hadla afka maamulka puntland sida Allsbc.com,horseetnet,puntlandpost,allpuntland,idamaale,waxay dacaayadeeyaan nuurka ilaahay kuwa wada oo maxaakiimta islaamiga ah oo waxay taageersan yihiin ganaacsigii shaydaan ee anshi xumada ee laga mabnuucay xamar iyagoo jecel in uu halkaa kasii jiro si caruurta xamar ku dhaqan iyo shacabku u duloobo xasidnimo darteed bal ila fiirsha dadoow.
Waxaad arkaysaa iyagoo leh xamar aflaamta lagu daawan karo oo maxkamadaha ayaa mabnuucay,waxay dhaheen kubad lama daawankaro,waxay dhaheen qaadlama cuni karo bal ufiirsada xasidnimadooda,waxay umada lajecel yihiin duli iyo hoosayn taasoo ilahayna diiday anaguna aanan kayeelaynin duliga aynala damceen gaala raacayda puntland afduubka ku heesto shacabka soomaaliyeed kuwaasoo qayb kamid ah laga xoreeyay xamar.nin kii raba caruurtiisa,walaalihii iyo intuu kanaxayo oo dhan hayimaado xamar oo maanta u istaagtay magaalooyinka aduunka ugu anshaxa badan uguna dhaqanka fiican maxaayeelay dastuurkii ilaahay ee samada laynooga soo dhiibay yaa lagu hayaa,midna waa idinku bishaaraynayaa ogaada xaasid inu nuurkaa damiyo ayuu doonayaa mase daminkaro waa bishaaro wayn.
soomaalinews>com
Liibaan Ali
Qaalid3@hotmail.com