Caana Nuug,
Europe maxaa yaala? Maxaan kasoo daawadaa daaraha ay khayrkay dhisteen?
Walaahay waxaan ka jeclaan lahaa, dalkii inaan tego, oo aan shaah macaan oo lagu shubey koobkii yaraa ee bakeeriga daba dhuubka la odhan jirey ku cabbo aan asxaabtaydii la qosolo...Oo aan carafsado hawo saxansaxo udgoon leh...Xataa I would love dash yar oo carro gaduud inta lagu firdhiyey, deedna la rusheeyey oo derintii maliiqada la odhan jirey aan ku fadhiisano....
Wax yar ayaanba ku raaxaystaa.... I just wish inaan helno nabad iyo caano....
