NOTICE: u can't REPLY in this THREAD. It's PERSONAL thread.
I want to be ALONE with myself in this THREAD. I don't want to have any other person in the thread. If u have any comments u could LEAVE in my ANSWER MACHINE thread( http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=71155 ).
Ifka aaran waa la arkaayoo abaar ka uumeysee,
Koo istaahishee iishoow usheed u dhiibatee,
waa oontey afkeedana waa engagee
waa oontey abaalkeedana waa heshe.
{adduunyo kaa ordooheyso kaa iilatey looma ooyee,
ha ku soo ishaarataa la yiraahdaa irridaadana soo abaartee,
ishoolee kugu soo arkootee}
Aniga uurxumaa i dilee indhaheyga ilmeeyeenee,
iiga inkaarsatee middii aan soo aruursadee,
afka iigu soo taagtee is amiirisee.
{adduunyo kaa ordooheysoo kaa iilatey looma ooyee,
ha ku soo ishaarataa la yiraahdaa irridaadana soo abaartee,
ishoolee kugu soo arkootee}
Yaan ooga araartaayoo arrinteyda u geystaayee,
wallee axwaalahooda naaghaam ka ashhaatee
iyo asraartoodoon la ogaan kareenee.
{adduunyo kaa ordooheysoo kaa iilatey looma ooyee,
ha ku soo ishaarataa la yiraahdaa irridaadana soo abaartee,
ishoolee kugu soo arkootee}
...........................................................................................................
'Meeleey ku geysaba, meeleey ku geysaba godobteyda la caraaw'
.......................................................................................................
Dera S'netters,
i hope that u will RESPECT my REQUEST.
....... I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist....
Ur Brother With Tear-Stained Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY



