Sawiradaasi oo keentay in markii ugu horeysay ay Maxkamadaha habaar dusha uga tuuraan ninkaasi farshaxanka ku xeel dheer.
Maxkamadaha ayaa noqday dhaq dhaqaaqii ugu horeeyey ee ka jira Soomaaliya oo si toos ah habaar ama dhaliiceyn dusha uga tuura Amin Camir oo in muddo soo sawirayey kartoonada siyaasada Soomaaliya.
Shiikh Shariif Axmed ayaa khudbadiisii maanta ku yiri [...Amiin Caamir waxaan ugu baaqaynaa in uu iska daayo Dacaayadaha uu ka fidinayo Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed Haddii uusan iska
dhaafinna....
ilaaheey ay waxaan ka baryaynaa Shacbiga Soomaaliyeed ee wada Sooman in Astaantiisa uu Allaah tusiyo...] ayuu yiri Shiikh Shariif Axmed ayadoo mar qura ay halkaa Aamiin kawada yiraaheen dadkii halkaasi fadhiyey ee kasoo qeybgalay Xafladdii Maanta lagu wareejinayay maamulka Gobolka Sh/hoose."
.
.
.
.
.
Ok Istaaaqfurulah ...
Sheekh Shariif needs to curb his habaar or I'll curse him right back
.
.
.
.
.
.
My Allah make him 2 kokle




