Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Barre Hiiraale Closing in Kismayo?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Young_Activist
Posts: 161
Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
Location: Hidden in a Spider Hole

Barre Hiiraale Closing in Kismayo?

Postby Young_Activist » Sat Oct 07, 2006 11:45 pm

BUR & BIYO AA LOOKALA BAXAA....it will be intresting to watch as Hiiraale tests ICU's strenght and will. Predictions: How long will this war end and who will come victories whe

Home | Islam | Suugaan | Qoraalo | Contact Us

BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe

AllPuntland
AllMudug.com
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Burtinle
Buuhoodle
Buuleberde
Calmadow
Dayniile
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen
GaroweOnline
Galgaduud
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
Halgan
Hamarey
Hiiraan
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
Kismayo
Markacadeey
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
Somaali
soomaalinews
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
Wardheernews
Widhwidh
xamarcadde
Yamayska
Yoobsan

War deg deg ah: Barre Hiiraale oo 30 km u jira magaalada Kismaayo weerarna ku ah
Posted to the MOL October 7, 2006, 11:11 am

Warar deg deg ah oo lagu kalsoonyahay oo aanu ka helaynay magaalada xeebta ha ee Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi laga cabsi qabo dagaal dhexmara maleeyshiyaadka Maxkadaha Magalada Kismaayo iyo kuwa Wasiirka Gaashaandhiga Col: Barre Aadan Shire (hiiraale) oo horey gacanta uga hayn jirey magaalada.

Warka ayaa intaasi ku daraya in meel 30 km ujirta magalada Kismaayo uu hadda gaaray Barre hiiraale oo iyamahaan Abaabul dagaal ka waday Gobalka Gedo si uu mar labaad xoog ugu qabsado Magalada Kismaayo oo u ka baxay horaantii Bishii aanu soo dhaafnay ka dib markii culays ugu yimid Dhinaca Maxkadaha Midoobay.

Warar hoose oo ay Mudugonline.com ka helayso dhanka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan cabsi laga qabo in xubnihii hore ee isbahaysiga oo ku haray gudaha Magaalada Kismaayo laga cabsi qabo inay dagaalka uu wado Barre Hiiraale ka qaybgalayaan, waxaana wararku ay intaas ku darayaan in ciidmada Maxkamadaha ee ku sugan Kismaayo waardiye ka hayaan xubnahaas.

Sida wararka ugu dambeeyaa sheegayaan Barre hiiraale oo ah wasiirka gaashaandhiga DKMG ah ayaa wata ciidamo Daacad u ah oo tiro badan awoodna u leh inay mar kale gacanta ku dhigaan Magaalada Kismaayo oo ah Magalaalo mar walba ay qabsadaan beelo aan degaanka u dhalan.

Maxamed C/qadir Khalaf
Galkacyo, puntland, Somaliya
Mudugonline.com

Oct 07 Golaha wasiirada ee dawlada soomaaliya oo cambaareeyey xadgudubyada ka dhacaya magaalada kismaayo
Oct 07 Banaanbax looga soo horjeedo maamulka ay maxkamaduhu ka sameeyaan Jubooyinka oo ka dhacay Maglada Kismaayo
Oct 07 Maxkadaha oo maamul usameeyay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose
Oct 06 Wafdigii Kenyanka iyo Talyaniga ahaa oo ku laabtay Kenya
Oct 05 Maxkamadaha islaamiga Muqdishu oo maanta ku dhawaaqay maxkamado kale oo iyaga hoos tagaya

Webmaster@mudugonline.com - ©2005 Mudug Online ®All rights reserved.

n it is all said and done?

Young_Activist
Posts: 161
Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
Location: Hidden in a Spider Hole

Postby Young_Activist » Sat Oct 07, 2006 11:52 pm

War deg deg ah: Barre Hiiraale oo 30 km u jira magaalada Kismaayo weerarna ku ah
Posted to the MOL October 7, 2006, 11:11 am

Warar deg deg ah oo lagu kalsoonyahay oo aanu ka helaynay magaalada xeebta ha ee Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi laga cabsi qabo dagaal dhexmara maleeyshiyaadka Maxkadaha Magalada Kismaayo iyo kuwa Wasiirka Gaashaandhiga Col: Barre Aadan Shire (hiiraale) oo horey gacanta uga hayn jirey magaalada.

Warka ayaa intaasi ku daraya in meel 30 km ujirta magalada Kismaayo uu hadda gaaray Barre hiiraale oo iyamahaan Abaabul dagaal ka waday Gobalka Gedo si uu mar labaad xoog ugu qabsado Magalada Kismaayo oo u ka baxay horaantii Bishii aanu soo dhaafnay ka dib markii culays ugu yimid Dhinaca Maxkadaha Midoobay.

Warar hoose oo ay Mudugonline.com ka helayso dhanka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan cabsi laga qabo in xubnihii hore ee isbahaysiga oo ku haray gudaha Magaalada Kismaayo laga cabsi qabo inay dagaalka uu wado Barre Hiiraale ka qaybgalayaan, waxaana wararku ay intaas ku darayaan in ciidmada Maxkamadaha ee ku sugan Kismaayo waardiye ka hayaan xubnahaas.

Sida wararka ugu dambeeyaa sheegayaan Barre hiiraale oo ah wasiirka gaashaandhiga DKMG ah ayaa wata ciidamo Daacad u ah oo tiro badan awoodna u leh inay mar kale gacanta ku dhigaan Magaalada Kismaayo oo ah Magalaalo mar walba ay qabsadaan beelo aan degaanka u dhalan.

Maxamed C/qadir Khalaf
Galkacyo, puntland, Somaliya
Mudugonline.com

MEAN_GURL4LIFE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 311
Joined: Mon Apr 25, 2005 2:56 am

Postby MEAN_GURL4LIFE » Sat Oct 07, 2006 11:53 pm

What will he do again,run? Rolling Eyes

Young_Activist
Posts: 161
Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
Location: Hidden in a Spider Hole

Postby Young_Activist » Sat Oct 07, 2006 11:55 pm

Expel the so-called Wadaado to whatever bird they were spreadin' from!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 59 guests