i consider turki a terrorist. he is more straightforward, arrogant and stupid than the other hutu liars. he:
believes he can fight the whole world.
swears to invade somaliland and puntland.
swears to free his fellow ogaden terrorist from a jail in hargeisa,
doesn't consider bantus and tunnis as somalis, for tribal reasons.
considers other arab and asian terrorists fighting alongside him as his brothers.
is this the guy the ogadens think he will deliver them a homeland in ethiopia and a region they call home in somalia? he will lead them to their destruction, total annihilation. this is what others in the hutu-islam union think of him.
Waraysiga Sh. Xasan Turki oo loo arkay fashilaad Siyaasadeed.
Dad badan oo siyaasiyiin ah oo ay Onkod la xiriirtay iyo kuwo ka tirsan Maxaakiimta ayaa sheegay in hadaladda kasoo yeeray Xasan Turki ay Fashilaad ku keeni karaan maxaakiimta Islaamka maadaama uu sheekhu ka dhawaajiyay waxyaabo badan oo khaldan ama aan munaasab ahayn xiligan.
Waraysigaasi waxaa uu saamayn ku yeelanayaa Sheekha laftiisa oo loo arki karo in uu yahay Seef-labood aan Siyaasadda u dhuun daloolin isla markaana abuuri kara Xaalado kicin Qabiil oo dalka Soomaaliya in badan kasoo jirtay.
Turki Waxaa sidoo kale Waraysigiisa uu keeni karaa in Golaha Maxaakiimtu ay isku khilaafaan qaabka uu u hadlayo, waxaana taasi ay fursad u noqon kartaa dad badan oo Maxaakiimta u arka in ay ku jiraan Odayaal iyo Dhalinyaro seef labood ah oo ay ku yartahay Aqoonta Siyaasadeed, Midda Diineed iyo Tan Ilbaxnimo.
this is his interview
Waraysiga Sh. Xasan Turki oo loo arkay fashilaad Siyaasadeed.
Onkod News, 23/10/2006, Muqdisho:
Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Mas'uuliyiinta Maxaakiimta Islaamka oo haatan ku sugan Bu'aale ayaa Caawa waraysi dheer oo ay la yeelatay Idaacadda HornAfrik ee fadhigeedu yahay Muqdisho uga hadlay arimo badan oo muran dhaliyay isla markaana Siyaabo kala duwan looga bixiyay Sharaxaad Kadib markii uu ka hadlay arimo la xiriira Puntland,Somaliland iyo Qabiilka Baantu ee Soomaaliyeed oo uu sheegay in aysan Soomaali ahayn.
Sheekh Xasan turki oo ah Sheekh aan la gaban hadalka isla markaana loo arko in aanu u bislayn Siyaasadda ayaa ka sokow Dadweynaha Soomaaliyeed waxaa ka guuxay Madaxda sare ee Maxaakiimta oo hadalkaasi ku sheegay mid u gaar ah Turki oo aanu ka tarjumayn Golaha Maxaakiimta Islaamka isla markaana ay bari kasoo saari doonaan Bayaan cad oo arintaasi la xiriira sida ay Onkod ku heshay warar caawa kasoo baxay Maxaakiimta hadaladaasi kul kulul kadib:
Dagaaladii Muxuu ka Yiri Sheekh Xasan Turki:
Waxaa uu sheegay in ay si weyn uga guulaysteen Barre Hiiraale oo uu ku sheegay nin Axmaaradu ay la carareen isla markaana ay dad badani ka dileen dagaalkaasi markii ay la galaan Shalay iyo Maanta iyo rasaas goos goos ah la is waydaarsaday, waxaa kaloo uu sheegay in aysan wax wal wal ah ka qabin in uu magaaladda soo galo markale
Tagitaanka Maxaakiimta ee Somaliland iyo Puntland:
Waxaa mar uu ka hadlayay Puntland iyo Somaliland uu sheegay in aysan jirin wax la yiraahdo labadaasi Magac oo Maxaakiimtu ay halkaasi tagi doonaan isla markaana ay ka hirgalin doonaan Shareecadda Islaanmka, waxaa uu yiri: Anigaa idiin sheegayaa waxaa naga go'an in aan tagno Somaliland iyo Puntland oo Jawaasiista aan ka xorayno.
Waxaa kaloo uu sheegay in ay ka heleen dalabaad dad qaraabo la ah Sheekh la sheegay in lagu jirdilay Xabsiga hargaysa oo Mudooyinkan qaar kamid ah Webabka Soomaaliyeed ay soo bandhigeen.
Sheekhu Waxaa uu sheegay in ay si awoodi ay ku jirto ay ku tagi doonaan Somaliland iyo Puntland.
Baantuugu ma ahan Soomaali:
Sheekh Xasan Turki ayaa mar la waydiiyay qaxootiga Soomaaliyeed ee kusii qul qulaya dalkaasi kenya ayaa sheegay in aysan jirin dad Soomaaliyeed oo u qaxay Kenya. waxaa uu dadkaasi ku sheegay in aysan ahayn Soomaali oo ay yihiin Baantuu isla markaana aysan soomaali ka qaxin dalka, Waxaana si weyn hadalkaasi uga xumaaday dadweynaha soomaaliyeed oo u arka sheekhu in uu muujiyay xaqiraad Qabiilka Bantu ee Soomaaliyeed.
Beesha Caalamka siduu u arkaa?
Xasan Turki ayaa ku tilmaamay Beesha caalamka in ay yihiin Gaalo oo dantoodu ay tahay in ay Islaamka bur buriyaan oo marna aanu rajo ka qabin in shirka Khartuum uu guulaysto Maadaama ay ku jiraan IGAD iyo Reer-Galbeedka oo doonaya in ay la dagaalamaan Islaamka, Waxaa kaloo uu sheegay in marar badan ay Islaamka ku sheegaan Argagixiso.
Turki waxaa uu ku celceliyay in xataa hadii ay dagaal la galaan Beesha caalamka ay ka adkaan karaan maadaama ay haystaan hubkii Hogaamiyayaashii Muqdisho oo qaarkood uu magac dhabay sida waraysigaasi ku cad.
“Wax rajo ah kama qabno wadahadalada shirka Khartuum mana muuqato wada cad oo horseedi karto isfaham iyo isu soo dhawaansho ay maxkamaduhu ka sugayaan dowladda fedraalka KMG ah ee Soomaliya” ayuu yiri Sh. Xasan Turki.
Hadaladda Turki maxay saamayn ku yeelan karaan maxaakiimta?
Dad badan oo siyaasiyiin ah oo ay Onkod la xiriirtay iyo kuwo ka tirsan Maxaakiimta ayaa sheegay in hadaladda kasoo yeeray Xasan Turki ay Fashilaad ku keeni karaan maxaakiimta Islaamka maadaama uu sheekhu ka dhawaajiyay waxyaabo badan oo khaldan ama aan munaasab ahayn xiligan.
Waraysigaasi waxaa uu saamayn ku yeelanayaa Sheekha laftiisa oo loo arki karo in uu yahay Seef-labood aan Siyaasadda u dhuun daloolin isla markaana abuuri kara Xaalado kicin Qabiil oo dalka Soomaaliya in badan kasoo jirtay.
Turki Waxaa sidoo kale Waraysigiisa uu keeni karaa in Golaha Maxaakiimtu ay isku khilaafaan qaabka uu u hadlayo, waxaana taasi ay fursad u noqon kartaa dad badan oo Maxaakiimta u arka in ay ku jiraan Odayaal iyo Dhalinyaro seef labood ah oo ay ku yartahay Aqoonta Siyaasadeed, Midda Diineed iyo Tan Ilbaxnimo.
http://www.onkod.net/modules.php?name=N ... le&sid=180