Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rer Khalaf Support the Makhmaad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Rer Khalaf Support the Makhmaad

Postby AbdiWahab252 » Sat Nov 04, 2006 5:50 pm

Ashlee: Its their payback for the fighting near Taar City Hotel as shots flew over Afbiijo's head last year

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Sat Nov 04, 2006 6:13 pm

Maxkamaddii Islaamiga aheyd ee looga Dhawaaqay Waqooyiga Gaalkacyo oo Taageero ka heshay mid ka mid ah Beelaha Cumar Maxamuud.


MudugNet, Muqdisho.Jimce, November 03, 2006.

Bayaan ka soo baxay Beesha Reer-Khalaf ee ka tirsan oo Beelaha Cumar Maxmuud ee Majeerteen, ayaa lagu taageeray Maxkamaddii Islaamiga ahayd ee Toddobaadkiila soo dhaafay looga dhawaaqay Daanta Woqooyi ee magaalada Gaalkacyo, oo ay ka taliso dawlad-goboleedka Puntland.

Wadaad la yiraahdo Sh. Max,ed Warsame Faarax-Barre,oo u dhashay Beesha Reer-Khalaf, oo Maanta Magaalada Gaalkacyo ugu warramayay saxaafadda, ayaa sheegay in Shir dhawrkii bari ee tagay Beesha Reer Khalaf ay uga hadlaysay xaaladda maanta uu Dalku marayo, ay ka soo baxeen

saddex qodob oo kala ah:-

1- Inay taageersanyihiin Go,aanka ay Beesha Max,ed Cumar ay dhawaan ku gaartay inay dhisato maxkamad Islaami ah ooGacan-saar la leh Midawga Maxkamadaha Islaamigaa ee Soomaaliyeed.

2-Inay ugu baaqyaanaan Beelaha kale ee Puntland inay qaataan Mabda, ah Ku-Dhaqanka Shareecada Islaamka &.

3-inay u-soo jeedinayaan Mas,uuliyiinta Maammulka Putland inay wax ku xumaan Shareecada Islaamka.

Bayaankan, ayaa ku soo beegmay xilli Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ay ka jirto xiisad kacsan oo ka dhalatay ku-dhawaaqiddii Beesha Max,ed Cumar ay dhawaan shaaca uga qaadday inay ku dhisatay Maxkamad Islaamiya oo hoostagta Midawga Maxkamadaha Islaamigaa looga arrimiyo magaalada Muqdisho.

Xiisadda ayaa Cirka isku shareertay ka dib markii Maalinnimadii Darraad uu Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamigaa ee AL-FURQAAN Sh. C/QAADIR Maxamed Barre ka sheegay mid ka mid ah Idaacadaha Magaalada Gaalkacyo in Midawga Maxkamadaha Islaamigaa ee Soomaaliyeed ay wax ka ogaayeen dhismaha Maxkamadda Islaamigaa ee Beesha Maxamed Cumar ay uga dhawaaqday woqooyiga magaalada Gaalkacyo. wuxuuna intaas ku daray Sh. CABDULQAADIR inay Hiil & Hooba la garab taagan yihiin Maxkamaddaas.

Illaa & intii lagu dhawaaqay Dhismaha Maxkamadda Islaamigaa ee Beesha Maxamed-Cumar, ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo ururayay Madax sarsare oo ka tirsan Dawlad-Goboleedka Puntland, oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse & Wasiirro aad u tiro badan oo ka tirsan Puntland. waxaa kaloo Maalmahan Dambe ku soo badanayay Ciidammo aad u hubaysan oo ka tirsan Ciidammada Daraawiishta ee Puntland.

illaa & Hadda ma jiraan wax isku-dhac ah oo ay arrimahaasi keeneen. laakiin waxaa laga cabsi qabaa in Maammulka Punland uu qab-qabto Xubnihii ku dhawaaqay Maxkamadda Islaamigaa.

Taasoo Sababi karta iska hor-imaad ka billawda Puntland Dhexdeeda, sida ay sheegayaan dadka Arrimaha Siyaasadda Qaadaa-dhiga.

Maammulada Puntland & Somaliland, oo labadooduba Xulufo la ah Dawladda Itoobiya, ayaa waxaa lagu yaqaannaa inay u dul-qaad-yar yihiin Mucaaradkooda Gudaha, Gaar ahaan Culummaa,u-diinka, oo Maammuladaasi ay gacan bir ah kula dhaqmaan.

Af_libaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 657
Joined: Sat Apr 26, 2003 7:00 pm

Postby Af_libaax » Sat Nov 04, 2006 10:08 pm

Laughing Basra

Futo jareer , Naa ma wax Ku Laughing Dhabaa wayday


,
Last edited by Af_libaax on Sun Nov 05, 2006 10:52 am, edited 1 time in total.

User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Postby Ashlee~ » Sun Nov 05, 2006 12:28 am

^ Af qaniiis Laughing



Abdi Sure buddy when its on all puntland I will believe it Laughing


Taar city is owned and operated by a reer mahad if I am correct Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 23 guests