Page 1 of 2

A female learning 2 drive kills 2 in mogadisho and runs away

Posted: Wed Nov 15, 2006 8:21 am
by Somaliman%
MUQDISHO: Haweeney xalay jiirsiiyay laba ruux gaari ay darawalnimo ku baranaysay dabadeedna baxsatay
Posted to the Web Nov 15, 09:01


Muqdisho (PP) - Laba ruux ayaa inta la og yahay ku dhintay dad kale oo gaaraya 2-ruuxna way ku dhaawacmeen kaddib markii xalay ay gaari jiirsiisay haweeney dad gurigooda ku hor fiidsanayay Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in haweeneydaas ay ku dawaqantay wadista gaariga, dabadeedna ay jiirsiiyay labadan ruux ee geeriyooday iyo labada dhaawacantay, waxaana la sheegayaa in sidoo kale uu shilkaas ku dhaawacmay milkiilihii gaariga oo la saarnaa gaariga haweeneyda.

Haweeneydaan shilkaas geystay ayaa la sheegay inay ahayd mid ku baranaysay gaariga darawalnimada, waxaana gaariga uu ahaa nooca loo yaqaan MARK II, iyadoo markii uu shilkaas dhacayna ka baxsatay goobta.

Baxsashada haweeneyda ayaa lagu sheegay inay ahayd mid ka timid kaddib markii ay shoog ku qaadday dhacdada dhacday oo ahayd mid keentay geerida iyo dhaawaca 4-ta ruux, lamana garanayo illaa iyo hadda meel ay u baxsatay.

Dhanka kale, Booliiska Saldhigga degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay saxaafadda inay hayaan gaariga, isla markaana ay geeyeen Milkiilaha Isbitaal isagoo ka jabay Lugta, waxayna sheegeen inay ku dabo jiraan soo qabashada haweeneydii falkaas geystay oo baxsatay.

Wadiga gawaarida ayaa ku soo badanaysay Magaalada Muqdisho xilliyadii ugu dambeeyay, kaddib markii Nabad ay noqotay magaalada Muqdisho ayna gawaarida ku soo bateen waddooyinka magaalada Muqdisho.

Posted: Wed Nov 15, 2006 3:45 pm
by Gatspy
does MILKIILIHII mean owner?

Posted: Wed Nov 15, 2006 4:41 pm
by foolxume2005
^^ BINGO

Posted: Wed Nov 15, 2006 5:07 pm
by Gatspy
thx ugly. up

Posted: Wed Nov 15, 2006 5:10 pm
by mahamed99_sex
this is why women shouldnt drive

Posted: Wed Nov 15, 2006 5:12 pm
by Qaarxiye
^In that case, you should give me your car.

Posted: Wed Nov 15, 2006 5:14 pm
by Gatspy
Qaarxiye...99_sex is dude

Posted: Wed Nov 15, 2006 5:18 pm
by mahamed99_sex
qaraxiye,i just told you i was a woman so i can get your number and hollat at you.i heard you have fine azz.

Posted: Wed Nov 15, 2006 10:44 pm
by Demure
I'm surprised there aren't more deadly car accidents reported in Mogadishu. Not only the streets are currently at their worst shape (for the most part) people drive all over the place there is no rules or precedence of people or animals and worst there are as many cars with the wheel on the left hand side as ones from Britain, very disorienting.

Posted: Wed Nov 15, 2006 10:54 pm
by X.Playa
demure,

waxad maqli doonta naagtaas ooy soo qabteen Wadaadii oo la dhangadaynayo.. Laughing , wadaad dawdoodu ama waa gacan la gooyo, kor la gooyo, dhagax qof lagu dilo ama karbaash, no other remedey.

Posted: Wed Nov 15, 2006 10:58 pm
by eyes-only
[quote="Demure"]I'm surprised there aren't more deadly car accidents reported in Mogadishu. Not only the streets are currently at their worst shape (for the most part) people drive all over the place there is no rules or precedence of people or animals and worst there are as many cars with the wheel on the left hand side as ones from Britain, very disorienting.[/quote]



Actually they have traffic police in some of the major roads. But I guess they canÂ’t monitor every road with their limited resources and looming wars.

Posted: Wed Nov 15, 2006 11:02 pm
by Demure
Xplaya, I don't think it will get to that point. At least I hope not Laughing

Eyes, You are kidding right? what major roads?

Posted: Wed Nov 15, 2006 11:08 pm
by eyes-only
[quote="Demure"]
Eyes, You are kidding right? what major roads?[/quote]


Like number 4.....

anyway, the roads have gotten even worse after the floads so I guess this is to be expected.

Posted: Wed Nov 15, 2006 11:11 pm
by Demure
Eye only, Please differentiate a check point or formally a "Isbaaro" from a traffic police. There is no traffic Police anywhere in Xamar today.

Posted: Wed Nov 15, 2006 11:16 pm
by eyes-only
Demure, call it whatever you want. I saw a man dressed in uniform with a firimbi in the middle of the road waving to preceding trafic on AlJazeera. If that is not a traffic police I don't know what is. Plus there has also been reports of the people organising themselves and respecting the rules of the road.

Anyway, the increasing traffic is a good sign but there needs to be an increased investment in the roads. So far the UIC is dealing with major problems like the huge whole in the middle of the road in wardhiigley. They canÂ’t be expected to do everything all at once. Smile