Posted on Friday, November 24 @ 22:57:06 EST by editor
25.Nov,Onkod News,USA: Baaq ay na soo gaarsiiyeen wax garad u dhashay Beesha Sacad Habargidir ayaa waxa ay ku sheegeen in ay si buuxda u taageersan yihiin Golaha Maxaakiimta Islaamka ee Soomaliyeed iyadoo ay baaqana ku saxiixan yihiin dad kor u dhaafaya boqol qof oo ku nool Cariga Maraykanaka hadaba hoos ka akhriso magcyada dadka ku saxiixan
BAAQ AY SOO SAAREEN AQOONYAHANO IYO WAXGARAD U DHASHAY BEESHA SACAD/HABARGIDIR OO MARAYKANKA KU NOOL
KU: Madaxda iyoTaageerayaasha Dowlad Goboleedka Galmudug
KU: Madaxda iyo Taageerayaasha Midowga Maxkamadaha Islaamiga
KU: Waxgaradka Beesha Sacad meel kasta oo ay joogaan
UJEEDO: Cadayn Moqifkeena ku saabsan xaalada cakiran ee ka jirta Gobolka Mudug.
1-Markii aan aragnay xaalada amaan xumo ee uu ku sugan yahay gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanada ay beesha Sacad degto oo ay dagaalo ku dhex marayaan ciidamo ka kala yimid deegaano kala duwan sida Xabashida, maleeshiyada Puntland, Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo kuwo deegaanka oo labada dhinac la kala safan.
2-Markii aan Tixgalinay cawaaqib xumada ay shacabka u keeni karaan sii socodka dagaaladaas sida dhimashada, barakaca, iyo burburka handtida.
3-Makii aan dib u milicsanay horumar laÂ’aanta dhinac kasta ah ee uu ku sugan yahay deegaanka ay beeshu degto iyo halista uu guud ahaanba gololku ugu jiro inay soo laabtaan dagaaladii ahliga ahaa ee horey gobolka u naafeeyey.
4-Markii aan qiimaynay xasiloonida iyo kaladambaynta ay Midowga Maxkamadaha Islaamiga ahi ku soo dabaaleen caasimada Muqdisho iyo badiba koofurta dalka oo ay mudo gaaban gacanta ku hayeen.
5-Markii aan tixgelinay waajibka naga saaran ku dhaqanka Kutubka QurÂ’aanka Kariimka ah iyo Sundada Nabigeena Muxamed (SCW) oo ALLE nagu waajibiyay in aan ku dhaqano iskuna xukuno.
6-Markii aan u khushuucnay baaqyada isdaba jooga ah ee ka imaanaya dhamaan gobolada Soomaaliya oo ay muslimiintu ku dalbanayaan in laisku xukumo shareecada islaamka.
Waxaan ku baaqaynaa:
1-Inaan 100% taageerno Mudowga Maxkamadaha Islaamaga ah ee Soomaaliyeed anagoo hambalyo u dirayna dhaq-dhaqaaqa lagu doonayo in lagu hirgaliyo xukunka shareecada islaamka oo ka socda magaalada Gaalkacyo (Koonfur iyo Waqooyiba).
2-Waxaan dadka uga digaynaa anay garabsiiyaan kuwii 16 sano dhiigooda jaqayey ee hadana u durbaan tumaya dabargoynta agoontii ay aabayaashood laayeen iyagoo ku beer-laxawsanaya caadifad qabiil.
3-Ugu danbayntii, waxaan ummada Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay qabsadaan xariga Alle oo xasuusnaadaan in diidista xukunka shareecada islaamku ay qofka gaarsiin karto GAALNIMO.
BAAQAN WAXAA SAXIIXAN
C/casiis Sh, Max'ed Geedi Jiicle
C/risaaq Sh, Ahmed Xasan Yare
C/asiis Hashi Xogolof
Ahmed Cabdi Shiil Ducaale
C/nuur C/qaadir Sahal
Ahmed Geedi Kahiye
Sh. Nuune Qaassim
Max'muud Ducaale Kahiye
Cumar Nuur Carab
Cabdisalaan Kaytoon
Max'ed Osman Cali
Max'ed Yuusuf Dhalbas
Xuseen Warsame Cali Godone
C/laahi Farax Warsame (Galbayte)
C/laahi Cabdi Xasan Gurey
Xasan Farax Warsame (Galbayte)
C/kariin Ahmed Dahir
Maxamed Axmed Gare
C/rahman Xuseen Adan
Max'ed C/lahi Soofe
Mahad Ahmed Urur
C/Risaaq Dayax
C/kariin Xasan Dhoore
Khaliif Nuur Cali
Cabdalle Max'ed (iidle)
Cali Food Bootaan Xassan
Maxamed Subeer
Mahad Nuur Diriqsay
Cabdul Jaamac Geelle
Cali Bashi Cabdi Madoobe
Cumar Guuleed Cali Bare
Warsame Adan Cadbulle
Cali Xasan Weheliye
Najiib Cali Jaamac Ciyaar
Bashiir Macalin Faarah Cumar
C/rahman Siciid Daleel
C/qaadir Ahmed Baraawe
C/laahi Cilmi Diirshe
Diraac Xasan Farah Bare
C/risaaq C/lahi Ganey
Cabdi Axmed Kadiye (Geesood)
Max'ed Canood Guuleed
Fi'aat Guray Salaad (KhayreGacaneey)
Libaan Ahmed Cisman
Oktobar Ahmed Cawale
Max'ed Warsame Sahal
Mahad Mire Adan
C/laahi Xasan Guure (indha wayne)
Khaliif Ahmed Cali
Max'ed Xasan Yare Cilmicalas
C/xakiin Xasan Hayl
C/rahman Macalin Xaashi Sh-doon
Xuseen Sh. Nuur Samatar
Yaasiin Cilmi Diirshe
Cabdi Xirsi Geele Cawaale
Cali Xassan Sahal
Abshi Foodxuux Cilmi
C/laahi MaxÂ’ed Yuusuf Kulmiye
Xassan Sh. MaxÂ’ed Geedi Jiicle
Calas C/laahi Cilmi
Cali Cabdule Gabayre (Jafe)
Mohamed Yuusuf Kulmiye
Xade C/salaam Sh. Maxamed
Cawil Cali Kaarshe
Cali-yare Ow-Sahal Mohamed
C/rahman Xuseen Kadiye
Daahir Warsame Faarax
Daahir Maxamed Soofe
Cumar Maxamud Maxamed
Cumar Yuusuf Maxamuud
Cali Cismaan Cilmi
Cali Kulmiye Warsame
Sh. C/qaadir Cali Kulmiye
C/laahi Cismaan Maxamed Fuje
Siciid MaxÂ’ed Cilmi
Xaawo Ow-Sahal MaxÂ’ud
Faadumo Ahmed Cosoble (Faadumo Farey)
Liibaan Cali Cigaal
C/qaadir Cismaan Cilmi (buube)
C/laahi Xassan Kabalabi
C/rahmaan Qoslaaye Yuusuf
Deeqo Sheekh MaxÂ’ed Geedi
Muxubo Warsame Faarax
Maxamed Maxamud Cilmi
Maxamed Cabdi Fandhe
Cali Maxamed Xirsi
Salax yuusuf Xaji
C/qadir Cilmi Jamac
Daahir Cabdi Faandhe
Baash Indhageele
Dahir Xasan Shire
Calas Faande Jamac Seed
Mahad Salaad Siyaad
Bashiir Warsme Sahal
Siciid Xirsi Geesaweyne
Maxamed Abshir Caalin
Maxamed Faarax Layloon
Siciid Maxamed Siyaad
Xassan Faarax Warsame
Cismaan C/raxman Xaji
C/laahi Maxamed Warsame
Bashir Cumar Xassan Kharaare
Abuukar Cismaan Cali
Ahmed Cabdi Xasan Guray
Sahal Sh. MaxÂ’ed Geedi Jiicle
Cali MaxÂ’ed Kadiye
Afhayeenada Baaqan:
1- C/casiis Sh, Max'ed Geedi Jiicle Email: aghedi@gmail.com
2- C/risaaq Sh, Ahmed Xasan Yare Email: abdirizaq88@hotmail.com
3- C/casiis Xaashi Xogolof Email: xogolof@hotmail.com
-------------------------------------------------------------------------------------




