BARRE HIIRAALE IS A MAN ON A MISSION!
Posted: Thu Nov 30, 2006 6:20 am
qaan mareexaan waa qaaho kugu maqan baa maxaakiimta ku socoto
Wasiir ka tirsan xukuumada federalka oo Teendho ka dhistay mid ka mid ah xeryaha ciidamada Baydhabo
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa waxey sheegayaan in wasiirka gaashaandhiga Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) in uu Teendho ka dhistay xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhabo, isagoo sidaa u yeelay in uu diyariyo ciidamo dowladda federaalka uga qeybgala haddii uu bilowdo dagaal ay ciidamadoodu oo kaashanaya kuwo Itoobiyaanka ay la galaan ciidamada golaha maxaakiimta.
Barre Hiiraale oo dhowaan loo magacaabay wasiirka gaashaandhiga ayaa billaabay in uu dib isugu uruuriyo ciidamada dowladda federaalka oo meelo kala duwan horay ugu sugnaa, haatanse la isugu geeyey xerada Manaas ee duleedka Baydhabo.
Wasiirka ayaa ciidamada ku xareysan Manaas ku wargeliyey in aanu aqbali doonin in qofba marka uu doono in uu magaalada aado, xilliga uu doonana yimaado, wixii hadda ka danbeeyana loo kala baxayo qof ciidan rigli ah & qof ka baxsan, wax ka dhexeeya aaney jirin doonin.
Xigasho: Xog-ogaal
Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia
Dayniile
http://dayniile.com/November/30november3.htm