Page 1 of 1

Ciilkama kore and Mataan-ciideed Qurjiile boys

Posted: Tue Dec 12, 2006 2:25 am
by LAFO-LAFO
Haybe Cabdi Kaatun some times early 50s..He was triying to restore Qurjiil's low morale and boost their confidence:-

Qurji nimaan lahayn baa ba'ay
Hadii qoodhaha la gooyo
Muxuu ku qaraafi doonaa

Atleast dadaal ayay ka ahayad Laughing Laughing

Posted: Tue Dec 12, 2006 2:33 am
by Mataan_Ciideed
Right Wing

You've always been a dumb Muuse Abokor!. Laughing

Yawle was right when he said:

Caqligaad ka wada half tihiin sida caruureede

Laughing

Posted: Tue Dec 12, 2006 2:49 am
by LAFO-LAFO
Mataan_Ciideed

Heeli cunistiis goormaa kuugu danbaysay?

Laba qolo hadday muranto oo maadi kala gaadho
Maroorkiyo qalloociyo hadduu maaggu demi waayo
Hadba kooda muruquun lehbuu Magacu raacaaye

Muse abokor waa kaa intaa idinka reebay Laughing Laughing