Page 1 of 3
Kambuuli
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:29 pm
by Samatr
Inaabti ma nooshahay?
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:31 pm
by kambuli
Inaabti,
Haa inaabti waan noolahay. Alxamdu Lilaah...
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:33 pm
by Samatr
Inaad meeshan ka quusatay baan mooday, tii waalaaneed baa sidii wax uu qasaysa.
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:39 pm
by xoogSADE14
kam
how was somalilife was it?
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:49 pm
by kambuli
Xoog,
Simplysomali is a cool place... No aflagaaddo, no qabiil bashing and absoltutely no disrespect to Allaah and religion... Why don't you visit?
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:50 pm
by AbdiWahab252
Go back to Somalilife

Posted: Fri Dec 15, 2006 2:51 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Xoog,
Simplysomali is a cool place... No aflagaaddo, no qabiil bashing and absoltutely no disrespect to Allaah and religion... Why don't you visit?[/quote]
That must be VERY boring joint than...
What do you guys talk about there, fashion?
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:53 pm
by kambuli
Abdi,
Why do you remind me of someone
Dhega,
Mar haddaan Ilaahay la cayeen ma boring-baa walaal?
Posted: Fri Dec 15, 2006 2:57 pm
by COSTA
CALAACAL.COM IS BACK
SIMPLYSOMALI BANNED ME AFTER TWO DAYS

Posted: Fri Dec 15, 2006 3:00 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Abdi,
Why do you remind me of someone
Dhega,
Mar haddaan Ilaahay la cayeen ma boring-baa walaal?[/quote]
Mayee walaal in ILAAHAY la caayaa waa xag daro wax caayana ma jeclii..maxaad halkaa ugala caratay adigu wali ma sidii baad sansetive u tahay?
No aflagaaddo, no qabiil bashing ...intaasuunbaan ka hadlaayay!
Posted: Fri Dec 15, 2006 3:04 pm
by COSTA
Jirde Huseen guryihiisa xamar kuwii fuqsada Somalinet ka Buuxa adina inaa carartey ahayed
Posted: Fri Dec 15, 2006 3:09 pm
by kambuli
Dhaga,
Sidii oo weliba si lagu daray ayaan ahay....
Costa,
Oo inleyn weli maad korin

Aga.....

Posted: Fri Dec 15, 2006 3:15 pm
by Grant
Kambuli,
Farax waan lehyahay inaad soo celay. Ha deg!
Posted: Fri Dec 15, 2006 3:17 pm
by Cheroke
Its nice having you back around kam. Are you planing on staying a little longer this time around ?
Posted: Fri Dec 15, 2006 3:21 pm
by COSTA
[quote="kambuli"]
Costa,
Oo inleyn weli maad korin

Aga.....

[/quote]
Sister Sedex bilood bes le Maqneedee ma adaa fogaadey
