Abdikheyrdiid does not have even a knife to kill.
He came on the back of an Ethiopian tank.
He was helplessly watching as his fellow HG were killed with knife.
The guy is nothing. Stop pretending other wise.
This is all Ethiopian show
CIIDAMDA ETHIOPIA OO KU BIRREEYEY GUDAHA DEG/ CADAADO SHACAB SOOMAALIYEED.
Posted to the Web Dec 26, 13:20
Illaa iyo 54 ruux oo shacabka Cadaado ka tirsanaa ayey ciidamada Ethiopia waxaa ay ku bireeyeen gudaha magaalladaasi ka dib markii ay qabsadeen,halkaasi ciidamada Ethiopia.
Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay soo sheegeen in ciidamada Ethiopia markii ay tageenba magaalada Cadaado oo ka tirsan G/ka Galgaduud ay falal naxriis darro ah ka sameeyeen degmadaasi,iyagoo qalleyna dad trayid ahaa oo illaa iyo 54 gaaraaya.
Ganacsatada degamada Cadaado iyokuwa Gaalkacyo ayaa waxaa ayka danqadeen falalka foosha xun ee naxriis darrada ah ee ay sameeyeen ciidamada eethiopai ooiyagu duugey.
Ciidamada Ethiopia markii ay geysteen falkaasi waxaa ay uga tageen meydadka somalida meelihiiay ku bireeyeen,oo aaney xittaa jixinjix sameyn.
Ma jirto cid ka hadashey oo ku suga n Cadaado falkaasi ay ciidamada Ethiopia geysteen.
Jamaal Axmed (jama)
Soomaalinews.com/Muqdisho.
warka@soomaalinews.com.