Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS: UIC QUIT XAMAR: MOGADISHU LIBERATED !!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

BREAKING NEWS: UIC QUIT XAMAR: MOGADISHU LIBERATED !!!!

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 11:27 am

Reports from Xamar:

Waagacusub:

Maleeshiyo-beeleedyo hubeysan oo la wareegtay Xaruntii Madaxtooyadda ee Villa Somalia, Siinka dheer iyo Dayniile.

Muqdishu, Arbaco, Dec 27, 2006 Waaga Cusub


Iyadoo Ciidamada Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Itoobiyaan, ay ku soo siqayaan Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Maleeshiyooyin isa soo abuubulay ay la wareegeen Dhowr goobood oo ku yaala Magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada Gollaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliya.


Arrintan ayaa waxay ku soo beegantay xili ay dadka reer muqdisho ay ka walaacsan yihiin in dagaal la isku adeegsado hubka noocyadiisa kala duwan uu ku dhexmaro Magaalada Muqdisho Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga iyo kuwa Dowlada Federaalka oo ay la socdaan kuwa Itoobiyaan ah.


Wararku waxey sheegayan in Maleeshiyooyin hubaysan ay la wareegeen Xaruntii hore ee Madaxtooyadda ee Ex-Villa Soomaliya, Isgoyska Siinaay, Xaruntii Maxamed Qanyare Afrax ee Dayniile, Siinka dheer ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye.

Ilo-Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in Is-goyska Siinaay ee Degmada Wardhiigleey, in lagu iibinayo qaadka oo ay Maxkamadaha Islaamiga Ay horay ugu mamnuuceen in lagu cuno Magaaladda Muqdisho.

Warar Xog-Ogaal ayaa waxay sheegayaan in qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho lagu cunayo qaad la tilmaamay in laga keenay Magaalada Jowhar oo ay maanta gacanta ku dhigeen Ciidamado ka tirsan DFKMG oo ay wehliyaan kuwa itoobiyaan ah.

SHABELLE

Isbadal Ku yimid Caawa qeybo ka mid ah caasimadda somalia


Mogadishu 27, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayay galabta la wareegeen Maleeshiyooyin qabaa'il oo hubeysan, iyadoo lagu arkayay isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood.

Maleeshiyooyinkaan oo ku hubeysan hubka tiknikada ah iyo kan fudud ayaa galabta gaaf wareegayay isgoyska Siinaay, iyadoo Taliye lagu magacaabo Max'ed Cabdi Sabriye Garjeex oo gacan ku heynta degmada Boondheere ilaa iyo Suuqbacaad ay maleeshiyo daacad u ah isaga ay la wareegeen ayaa waxa uu sheegay in ay ka baxeen halkaasi ciidamo horey u joogay oo amaanka sugayay oo ka tirsanaa golaha maxkamadaha islaamka, haatana ay iyagu la wareegeen si aanu faraha uga bixin amaanka.

Dhinaca kale Isgoyska Siinaay ayaa maanta markii ugu horeysay lagu gadayay Jaad, iyadoo dadka aanu wax cabsi ah qabin.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah ay joogaan deegaanka Qalimow ee degmada Balcad ku dhow, sida ay sheegeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan degmada Balcad.



Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net

HOBYONET

Inta badan goobihii ay gacanta ku hayeen Maxkamadaha Islaamka ee Magaalada Muqdisho oo si beel beel ah loo wareejiyay. Iyadoo goobahaasina ay ka mid yihiin: Taliska police-ka , Radio Mogadishu, iyo xaruntii Villa Soomaaliya oo dhamaan goobahaasi uu gacanta ku hayay Xuseen Ceydiid .

Hobyonet. Muqdisho. Arbaco, Dec 27, 2006

Xarumahaasi aya kalhore waxaa la wareegay Maxkamadaha Islaamka si nabdoon , waxayna haatan markii ay xaaladu xumaatay la goÂ’aansaday in lagu wareejiyo Taliyaha Ciidamada Maxkamada Madaxtooyo Sadaam Sh. Xasan Faarax.

Radio Mogadishu oo ku howlgeli jiray magaca codka shacabka Soomaaliyeed ayaa markii ay Maxkamaduhu qabsadeen waxaa lagu magacaabay Codka Ummadda Soomaliyeed, Raadiyahaas ayaanu barnaamijyadii cadiga ahaa ka soconin xilligaan marka laga reebo Aayadaha Quraanka kariimka ah, oo si xirir ah uga socda.

Warar hoose ayaa sheegaya in goobo kale oo hor leh ay Maxkamaduhu damacsan yihiin in la wareejiyo sida deegaanada suuqa xoolaha iyo Degamada C/casiis oo maamuli jireen hogaamiye kooxeedyo.

Arrintan warejinta Fariisimahaan oo ah baro muhiim ah ayaa waxaanu si rasmi ah loo cadeyn karin sababta ka dambeyso in la warejiyo

Ahmad Dahir

Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya

Maslaha1@hotmail.com
Last edited by AbdiWahab252 on Wed Dec 27, 2006 11:33 am, edited 1 time in total.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 11:30 am

Wadanka.com SAYS SHARIF XASAN TO FLEE TO KENYA

Wafdi Ka socda Maxaakiimta Oo dhawaan ka ambabixi doona Magaalada Muqdisho...

353 Reads

.

.


Wafdi heer sare ah oo ka socda Golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in dhawaan ay ka ambabaxaan magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.
Wafdigan ayaa Casumaad rasmi ah waxa ay ka heleen mas'uuliyiinta dalka Kenya oo haatan ku howlan sidii loo joojin lahaa dagaalka ba'an ee haatan dhex maraya Ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed.

Sida ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiin ka tirsan golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed oo ku sugan gudaha magaalada Muqdisho in casumaadan la soo gaarsiiyay Guddoomiyaha golaha fulinta Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed Sheekh Shariif Siyo Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed Sheekh Xasan Daahir Aweys oo labaduba ku sugan magaalada Muqdisho ayaa warar hoose sheegayaan in aanay wafdigaasi ka mid noqon doonin labaduba maadaama haatan wadanka uu dagaal ku jiro.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh Xasan daahir oo ah labada mas'uul ee ugu sareysa Maxaakiimta yaan labaduba sida lagu wado waxa aysan ka mid noqon doonin wafdiga aadaya Nairobi sababo aan la shaacin aawadeed, iyadoo wafdiga uu hogaamin doono Sheekh Ibraahiim Xasan Cadow oo ah Madaxa Ummuuraha dibadda golaha Maxaakiimta ISlaamiga ah ee Soomaaliyeed waxana la sheegayaa inay ku wehlin doonaan xubno aan la shaacin.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 11:31 am

Allceeldheer.com

Qeybo ka mid ah Muqdisho oo lagala wareegay maxkamadaha.


Mogadishu - 27-December -2006-Allceeldheer.com Isbadal ayaa ku yimid caawa caasimadda somalia ee Muqdisho, ka dib markii qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ay qabsadeen galabta maleeshiyooyin hubeysan oo qabaaÂ’ilada ah, iyadoo maanta galinkii dambe la waayay ciidamadii maxkamadaha ee joogi jirey isgoysyada.


Magaalada Muqdisho gaarahaan deegaanada siinaay, Suuqbacaad iyo Manabolyo ayaa waxaa lagu arkayay maleeshiyo caafadeed ku hubeysan qoryaha dagaalka kuwaasi oo sheegay in ay suganayaan amaanka deegaanadooda maadaama ay baneeyeen meesha kuwii maxkamadaha islaamka.

Arintaan ayaa waxa ay timid ka dib markii xoogagga maxkamadaha islaamka ay ku soo jabeen maanta dagaalkii loogala wareegay gacan ku heynta magaalada Jowhar, iyadoo caawa degmada Balcad ay jiifanayaan ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda Somalia.

Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa dib ugu soo laabtay qaad la iibinayo, iyadoo isgoyska siinaay si caadi ah loogu iibinayay.

Warar si hoose loo helay ayaa waxa ay sheegayaan in gawaaridii dagaalka loogu celiyay qabaaÂ’iladii iska lahaa, iyadoo qabiil walba uu bilaabay in hubkii laga qaniimeystay uu soo ceshado.

TZ Somali
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1244
Joined: Sat Mar 20, 2004 7:00 pm

Postby TZ Somali » Wed Dec 27, 2006 12:09 pm

you are to obsessed about ICu to a point that you are now virtually debating with yourself..how pity is that?......enjoy your virtual debate... Very Happy Very Happy

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:07 pm

TZ: Kwenda kutoka hapa

User avatar
Jeffrey Dahmer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 634
Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm

Postby Jeffrey Dahmer » Wed Dec 27, 2006 1:28 pm

AW, Xamar was already liberated by the ICU forces. It was one of those cities which they have performed excellent job in restoring security and stability unless you're rooting for the re-emergence of the "Anti-Terrorism" warlords in Xamar.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:33 pm

Jeffrey: I can freely chew my khat and smoke in peace.

They did restore order because they were 1 united group. Any united group can restore order through force.

Finally, I can return home without worrying about those crazy wadaads isku sheeg harassing me over my clean shave, smoking or khat chewing. No harassment if I decide to listen to my CD in the car.

Down with the UIC

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:46 pm

Warbixin ku saabsan isbedelkii ugu weynaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho

I 24-kii saac ee la soo dhaafay xaaladda magaalada Muqdisho waxay gashay isbedel aan hore looga baran, taasoo keentay sida muuqata ka dambeysay isbedelada is daba jooga ah ee ka dhacaya hareeraha gobolka Banaadir, iyadoo ay muuqato in awoodii Maxkamadaha Islaamiga ah ay sii kala daadanayaan, iyadoo Isbaheysigii Maxkamadaha Islaamiga ah xarumihii ay ka fadhiyeen magaalada ku wareejiyay beelaha degan, hase yeeshee inkastoo aanay weli shaaca ka qaadin ayaa hadana waxaa markii ugu horeysay la arkay tiknikooyinkii Golaha Maxkamadaha ay sida xooga ah uga qaadeen qabqablayaashii iyo beelihii degenaa ay saaran yihiin maleeshiyooyin caadi ah oo xitaa aan wadan dareyskii ciidamada Maxkamadaha Islaamiga.

Sheekh C/llaahi Macallin (Abuu Cuteyba) oo Maxkamadaha Islaamiga ah u qaabilsanaa dhinaca ammaanka Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inuu tiknikadii iyo hubkii uu kala wareegay Maxamed Qanyare uu ku wareejiyay beesha Murusade, inkastoo aanu caddeyn hadana warar lagu kalsoon yahay ayaa sidaasi caddeynaya.

Dhinaca kale Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ah mas'uulka ugu weyn ee dhaqaajiyay hannaanka Maxkamadaha Islaamiga ah isla markaana dhinaca dhaqaalaha ka taakuleynayay ayaa la sheegay inuu isna wareejiyay tiknikooyin uu kala wareegay nin ay walaalo yihiin Bashiir Raage Shiiraar.

Marka la eego magaalada Muqdisho cabsida ay dadku ka qabaan in xilliga kala guurka ay dhacaan dagaallo iyo bililiqo loo geysto goobaha danta guud ayaa uga sii dartay xaaladda kadib markii ciidamo daacad u ah isbaheysiga Maxkamadaha Islaamiga ah ay dhufeysyo ka qoteen daafaha magaalada Muqdisho, sida wadada Ex-Kontrol Jidka Warshada ee magaalada Muqdisho, sidoo kale degmada Afgooye iyo goobo uu ka mid yahay Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dabley ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah ay ku rakibeen qoryaha lidka diyaaradaha.

Ka sokow isbedelada ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa hadana Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya waxa laga filan ciidamada mowqifkoodu fogaaday ee taabacsan Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa dadka Muqdisho welwel ka muujiyeen saameynta uu ku yeelan karo dagaal dhex mara ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Maxkamadaha Islaamiga ah.

Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Postby Niya » Wed Dec 27, 2006 1:48 pm

Is Al-Xaaji Muuse Suudi Yalaxow back in his hood? What about Bashir Raage? Will they resort to their old tactics, or get on with the new and improved program? Laughing

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:50 pm

The Old Men of Xamar are reformed and have seen the light.

User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Postby Basra- » Wed Dec 27, 2006 1:51 pm

Abdi


When did u becoem an atheist? A suju atheist? That is new. Shocked Rolling Eyes Laughing Laughing Laughing

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:52 pm

Basra, I am too excited manta.

I am booking my ticket to Xamar as soon as possible.

PragmaticGal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1835
Joined: Mon May 07, 2001 7:00 pm

Postby PragmaticGal » Wed Dec 27, 2006 1:52 pm

AW,

I think the UIC's ouster from Xamar can only spell trouble for ordinary residents. They cleaned the place up.

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Postby Dhaga Bacayl » Wed Dec 27, 2006 1:53 pm

Abdi,

When are you gonna put your Isbbarto in number 4?

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 27, 2006 1:56 pm

Prag.. And they also caused a lot of problems. In my family, my cousin was forced to pay $1,000 a week in protection money to the UIC or face closure of his business.

Fock the UIC ! A new day is here.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 14 guests