Dabcan qaadkii la joojiyey, wuxuu ku noqdey hoos u dhac dhaqaale dawladda Ethiopianka iyo Kenya...
Iyana waxay ka mid tahay wax yaabaha soo dedejiyey inay diyaaradaha kusoo duulaan..... Dabcan hubkana sida uu sheegey Haldhaa http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=81639
waxay dib ugu celin gacanta dad weynaha si ay dhab isugu xasuuqaan...
BTW qaadka madaxda dalka u talisa ayaa qandaraas ku haysata... Marka xoolihii cuni jirey waa in loogu fasaxa qoriga caaraddiisa...
Adaa diley eh, Dawaco(Meles) ima duleyeene....