Babygal,
Thanks walaal.... Usually most cowards try to take their frustration on me... Simply because I try not insult people.
Have you ever seen in your life someone who is calling someone munaafaq(hypocrite) simply because someone said " Alxamdu Lilaah people didn't kill each other?"
Fuley weeye kasoo baqaya meesha dooddu ka taagan tahay... Kolkaasu aniga i daba dhigtey....
Wixii uurka kaga jira ayuu moodaya inay dadkoo dhan ku jiraan...
Waxaan u maleynaayaa sidaan isu lahaa ha la walaaqan ayeyba shaqo iga dhigteen...
Waxaan maqli jirey "nacas nin uu legdo kama kaco"
Inta aan ka xishoodey ayuuba iska kay daba galay....
Munaafaq Aabihii iyo hooyadiiba waa isaga raba inay Somaaliyi isku dhamaato ....
But thanks sis...
