Postby Daanyeer » Mon Apr 16, 2007 12:04 pm
....'Bal oggow isticmaarku abidkii
iriduu marinaayo awr raran
irbadbuu ku dayaa ayaamaa horee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ninowna ha odhan soomaalaan ahee
ordoo magacana ka iibsada.'
'aan ooyee albaabka ii xidha '
Last edited by
Daanyeer on Mon Apr 16, 2007 12:05 pm, edited 1 time in total.