Samatr,
Inaabtii Ciid wanaagsan iyo sanad wacan labadaba. Insha Allaah sida way dhaami doontaa Somaaliyi.
Cawar,
Oo inleyn waxaad ahayd...qolyaha afku ku adag yahay... Ma maantaad gudin garan weydey?
Daanyeer,
quote " 'aan ooyee albaabka ii xidha' "
Odhaahdan aad qortey mid qiiro badani ma jirto walaal....
Cilmiilow,
Hadalka dulucda ka raac... Adduunka waxa ka dhacaya bal eeg

Hareerarahaaga oo dhan bal dhugo...