Cawar , waayo?? Wuxu ninkaasi ku hadlay la yaabi maysidee , anigu Ilaah ii kaa tusay sow maha? waatay.
Waxaad ii sheegta , mujaahidiinti dil iyoo dhaawac ba ka soo gadhay xabashi la dagalakeeda , sidee maanta loogu odhan kara
---->"...in ay hilmaamaan cadaawadii kala dhaxeysay ciidamada dalka Itoobiya isla markaana ay la shaqeeyaan maadaama ay u soo gurmadeen."
War ragga ma bila xiniiyaad moodeen ?? Cidda loo so gurmaday wa' ayo? Ma shicib ka somaaliyeed ,mise afartan tuug eed meesha isagu keenteen? Porca miseria !!! Somaali oo dhan baad kasoo wada qadeen waxaan jirin.