Page 1 of 2

FAISAL CALI WARAABE TO HOLD A MEETING FOR MOQADISHO CLANS

Posted: Sun Jan 07, 2007 1:26 pm
by fagash_killer
It must have been all about religion, thus the famous wadaad Faisal ALi Warrbe, met Sheikh Musa Sudi in Hargaysa and as is reported by the insurgent portal waagacusub, there is a conference planned to bring the people of Mogadishu together against the many threats they face.


Somaliland oo sheegtay inay gogol dib u heshiisiineed u fidineeyso beelweynta.......si ay Aayahoodda uga tashadaan,ugana hortagaan qataraha ku wajahan.

Somaliland ,Axad ,January, 07, 2007 Waaga Cusub


Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradkaa ee UCID inj faysal Cali Waraabe ayaa beelweynta ****** ugu baaqay inay ka shaqeeyaan danahoodda gaarkaa,ayna iska hilmaamaan isnacaybka cadawga maleegay ee dhexdooda ka jira.

“ Walaalaheehana....... waxaanu gogol dib u heshiisiineed u dhigeeynaa Hargeysa ,waxaana ugu baaqeeynaa inay noo yimaadaan oo ay ka tashadaan Aayahoodda ,sidoo kalana ka arrinsadaan sidii ay wadajir uga hortagi lahaayeen qataraha baaxadda leh ee ku wajahan”sidaa waxaa yiri Faysal Cali Waraabe oo wareeysi gaara siiyay Waagacusub.com Wink


Faysal Cali Waraabe wuxuu ku nuuxnuuxsaday in reer Somaliland aad uga walwalsan yahiin in la gumaado beelaha...... marka hubka laga dhigo,wuxuuse dhinaca kala xusay inay si wayn u soo dhaweeyeen [b]Muusse Suudi Yalaxow una dhiibeen fariimo wax ku ool ah oo ku socdo dhamaan waxgaradka............


“ Waxaanu la soconaa in....... Xamar lagu kala iibinayo oo ay kala jaban yahiin,lana doonayo in beelba mar laga taqaluso,sidaas daraadeed waxaa loo baahan yahay inuu caqligu shaqeeyo,aqoonyahanadda....... istaagaan,dhamaan garabadda cuqdada kala dhextaalna is cafiyaan” ayuu yiri Injineer Cali Waraabe oo hadaladiisa xamaasad wayn laga dareemayay.


Si kastaba ha ahaatee hadalka Faysal ayaa ku beegan xilli kun askari oo reer Puntland ah ku sugan yahiin Muqdisho si ay hubka kaga qaadaan Ciidamadda reer Muqdisho.

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:41 pm
by kambuli
Tolow muxuu ku odhan doonaa? Let me guess...

Iska Ilaaliya Daarood oo doonaya inuu idinku xukumo dalkiina... Dagaalama oo hubka qaata... Weligiin yaan dawlad la idinka maqlin...Inaku isku reer ayeynu nahay... Mujaahidiin noqda... Yada yada yada...

Bal haddana Ilaahay aamarkii Faisal Wuxuu ahaa ninkii yidhi "Wiilka Addis ku dhashay ayaa iga xiga xiga wiilka Koonfur ku dhashay" Cajiib..

Noocyo badanaa...Kaaga darane naagta uu qabaa waa reer Baidabo.. Kaaga darana Dhalinyaradii UFO..... Iga daa ma dhamayn karee....

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:45 pm
by B-MAX
[Tolow muxuu ku odhan doonaa? Let me guess...

Iska Ilaaliya Daarood oo doonaya inuu idinku xukumo dalkiina... Dagaalama oo hubka qaata... Weligiin yaan dawlad la idinka maqlin...Inaku isku reer ayeynu nahay... Mujaahidiin noqda... Yada yada yada... ]]


Now I know how much you hate Isaaq.

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:46 pm
by Ugaas Diini
Iloowsho dhawaa soomalidu. Wasn't it this same nigga that said a boy in Addis is more related to him than a one in Mogdishu. Laughing

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:47 pm
by KUN-DILE
I remember when Canbuulo used to cry like a crock. Laughing

Abeeso ilwayn alaa ku yaqaan. Very Happy

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:49 pm
by dhuusa_deer
Isaaq and Hawiye Band of Brothers against dooro. It's only fair cuz you doros invited ethios into our fights. You upset the apple cart, now you must pay a price for it.

And I would agree with him if he says no MJ, Dhulo, Warsengli or ANY dooro that doesn't settle in southern somalia in sizeable numbers should EVER rule or have a say in what goes on in Southern Somalia.

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:51 pm
by kambuli
B-Max,

Walaahay inaad intaa dhantaan ku moodayey... Oo maxaa kugu dhacay?
Ma Isaaq baan necbahay haddii aan sheego Faisal waxa uu ku hadlo? Ma Ilaah baa igu cadaabaya inuu Faisal ahaa ninkii Yidhi "Wiilka addis jooga ayaa iga xiga wiilka Koonfur"?

Mese waxaad leedahay qofkii wax ka sheega qof Isaaqa wuxuu necyahay Isaaq? Isla yaab nin yahow...

Kun Dile.. Adiga waan ka baqdaa... Ee please kunka aad dishey ha igaga dhigin 1001.... Sad Gacan ku dhiigalaha aad baan uga baqdaa...

Gacan ku dhiigle Allaa ku yaqaan!

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:53 pm
by Ugaas Diini
Dhuusadheer, you are Ogaden.

Posted: Sun Jan 07, 2007 3:58 pm
by kambuli
No he is not Ogadeen....

Posted: Sun Jan 07, 2007 4:27 pm
by dhuusa_deer
[quote="kambuli"]No he is not Ogadeen....[/quote]

Tell him Kambuli, tell him we're of the same clan.

Posted: Sun Jan 07, 2007 4:29 pm
by Ugaas Diini
Dhuusadheer = Godfather aka Good farter.

Posted: Sun Jan 07, 2007 4:30 pm
by biko
[quote="B-MAX"][Tolow muxuu ku odhan doonaa? Let me guess...

Iska Ilaaliya Daarood oo doonaya inuu idinku xukumo dalkiina... Dagaalama oo hubka qaata... Weligiin yaan dawlad la idinka maqlin...Inaku isku reer ayeynu nahay... Mujaahidiin noqda... Yada yada yada... ]]


Now I know how much you hate Isaaq.[/quote]
-------------------------------------------------------------------------------------

every day someone new begin to see through the many layers of aado kambuli.

Laughing

Posted: Sun Jan 07, 2007 7:02 pm
by kambuli
Biko,

24/7 dad baad wax ka sheegeysaa cid ku tidhaahda ma jirto qabiil hebel baad necebtahaye maxaa ka si ah?

Hadda ma waxaad leedahay been ayaa laga sheegayaa Faisal? Why don't you address the issue instead of directing your venom towards me? Cajiib

Posted: Mon Jan 08, 2007 12:07 pm
by Ina Baxar
Biko , walle radar-kaagu waa il -dheer yahay Laughing , you're right !!!

Posted: Mon Jan 08, 2007 12:19 pm
by kambuli
Biko and Ina Baxar,

Sheekadan waa la idinla bartay eh maad la timaadaan wax cusub... Issue aad ku khaldan tihiin marka laga hadlo ama qof aad isku hayb tihiin marka kahladkiisa la sheego, the only argument aad la timaadaan waa inaad tidhaahdaan " haa hebel Isaaq buu neceb yahay"...

Iska saara bahasha cidina idima necba, cidina nacayb wax idinkaga qaadi maysee.... U dooda sida dadka.... Laughing Laughing Bal waxaad isgugu sacabo tumeysaan eegaa.... Cajiib..