Geesiga Somaalidu qofba sibuu u yaqaanaa;
Laakiin Geesiga micnihiisu waxaa weeeye....Qofka isaga oo awood u leh inuu cid dilo haddana Alle dartii ku cafiya... Kaas ayaa la yidhaahdaa geesi.
Maanta waxaa la gudboon qolyahan TFG ee wadata quwadda kale inaysan taaban ama dhibaato u gaysan dad Somaaliyeed....



