Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Should Tigres Sacrifice B. Hiirale for the Sake Of Kismayo?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15781
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Should Tigres Sacrifice B. Hiirale for the Sake Of Kismayo?

Postby Daanyeer » Tue Jan 09, 2007 3:45 pm

KISMAAYO: Odayaasha Beesha Hartiga oo qaadacay Maamulka uu Kismaayo kaga dhawaaqay Barre Hiiraale

Posted to the Web Jan 07, 22:58


Kismaayo:(pp) - Odayaasha , waxgaradka , iyo culamada Beesha Hartiga ee Kismaayo ayaa si buuxda u qaadacay maamulkii uu Barre Hiiraale uu kaga dhawaaqay magaalada Kismaayo, iyagoo ku tilmaamay maamulkii dooxada Jubba oo soo laabtay.

Magaalada Kismaayo ayaa asbuucyadii la soo dhaafay waxay gacanteedu gashay Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya, halkaas oo ay dowlada federaalku iyo ciidamada taageeraya dowlada Itoobiya ay weli dagaal dhanka xadka ah ay kula jiraan golihii maxaakiimta ee bur-buray.

Barre Aadan Shire ( Hiiraale) oo isagu horay u ahaa xogaamiyihii dooxada Jubba gashanaana shaarka wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya ayaa maleeshiyada maxaakiimtu oo uu hogaaminayey Xasan Turki ay qasab uga saareen magaalada Kismaayo mudo laga joogo 2 bilood ka hor , kaddib markii ay magaalada Kismaayo 1998-dii ay gacan ku haynteeda ay la wareegeen Maleeshiyada Gal-gaduud oo waqtigaa la baxay dooxada Jubba.

Kasaaridii maxaakiimtu ay ka saareen Barre hiiraale iyo xulafadiisii , waxay dadka reer kismaayo u soo celisay noloshii hoose, dadkuna waxay dareemeen nabadgelyo taam ah , dad badan oo reer waamo ah oo guryahooda xoog looga qaadayna , waxay xaq u heleen inay guryahooda kusoo nabad noqdaan, guryahaas oo horay si xooga ay ugala wareegeen maleeshiyada dooxada jubba ee uu Barre hurboodi jiray.

Soo gelidii magaalada kismaayo uu Barre Hiiraale soo galay dadka reer waamo waxay u arkayeen shaydaan magaalada Soogalay, wuxuuna xaga magaca kala sinaa qab-qablayaasha kale ee soomaaliyeed , waxaase isaga gaar u ahayd ka safaynta iyo boobka oo si gaara ugu hayey Beesha Hartiga oo uu aaminsanaa inuu ka safayn karo magaalada Kismaayo, taas oo ah riyo uu habeenkii ku riyoon jiray.

Barre Hiiraale oo waqtigan u muuqda nin soo rogaal celiyey , maalmahana ku jiray maleeshiyo arruursi ayaa maanta waxa uu kaga dhawaaqay magaalada Kismaayo wax uu ugu yeeray gudi amaan oo sii wada kana shaqeeya magaalada Kismaayo. ku dhawaaqida guddigaas ayaa waxaa durba si xoog leh uga soo horjeestay Oday dhaqameedka beesha Hartiga iyo siyaasiyiin horay uga ahaan jiray madax magaalada Kismaayo.

Shir deg-dega oo ay galabta ku yeesheen magaalada Kismaayo, kaas oo ahaa mid hordhac ah ayaa waxay si buuxda isula qaateen kuna tilmaameen maamulka uu Barre Hiiraale sameeyey inuu la mid yahay maamulkii dooxada jubba oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo,ayna tahay arrin baadila.

Waxayna odayaashu ay sheegeen inay arrinkaas cabashadeeda iyo maamulka uu sameeyey Barre ay ku tilmaameen inuu yahay mid ka soo horjeeda axdi qarameedka Soomaaliya, ayna weli dareemayaan inaysan ka xoroobin dhibaatadii uu hore Barre hiiraale oo ku haayey dadka ka soo jeeda jubooyinka.

" Waan arkaynay oo waan dareenay in maleeshiyo Barre Hiiraale uu wato ay noogu yimaadeen guryihii ay horay nooga qaateen oo maxaakiimtu nooga soo celiyeen , waxayna hada nagu bilaabeen handadaad ah inaan guryaha markale ka baxno, taasna maanta kama yeelayno waana ku dhimanaynaa , oo baqdin weyn ma qabno oo wadanka dowlad baa joogta , waxaase sheegayaa inay weli ku jirto Barre Hiiraale iyo maleeshiyadiisa hankii dooxada jubba". ayuu yiri Sheekh Maxamed oo ahaa odayaashii shirkaas ka qayb-galay.

Sikastaba , odayaasha iyo waxgaradka Beesha Hartiga ee magaalada Kismaayo ayaa hada waxay sheegeen inay cabashadooda ay ugudbiyeen madaxda dowlada iyo baarlamaankaba , si ay ugu qeexaan waxa ka jira kismaayo ee uu ka wado Barre Hiiraale.Waxayna odaydhaqameedku shirkoodu uu ka bilowday galabta magaalada Kismaayo, soona gabo-gaboobayo maalinta beriya , sida Puntlandpost uu u sheegay mid kamida ka qaybgalayaasha Shirka.

Maxamed Jaamac
Puntlandpost, Kismaayo, Soomaaliya

User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Postby Gedo_Boy » Tue Jan 09, 2007 3:47 pm

Harti is a front for MJs Laughing Laughing Laughing Laughing


Harti is the qaraabo magac for MJs in the South.

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Tue Jan 09, 2007 3:53 pm

""Soo gelidii magaalada kismaayo uu Barre Hiiraale soo galay dadka reer waamo waxay u arkayeen shaydaan magaalada Soogalay"""



That is a fact, and reer Kismayo should hold his tinky beard with a fork and keep him at bay

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Postby xoogSADE14 » Tue Jan 09, 2007 4:33 pm

Col. Barre Hiiraale is the Minister of Defense of the TFG and can thus go visit anywhere in Somalia that he so desires.

with that said, those odeyaal only represent a small percentage of the population of Jubbaland State and the overwhelming majority support the hon. Minister's patriotic position.

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Tue Jan 09, 2007 4:37 pm

XoogSade,

Please stop your tired rhetorics, walaahi you are turning into a clown and tarnishing the Marexan name with your tireless support of a loose canon.

Ninyahow,

Kismayo is Harti land and the word of the odeyaal goes, no matter how much support you have from the Tigre. Odeyaasha Harti haddii ay diidaan, it means ma soconayso. And mind you, Huuraale is just a Minister, the President is Harti................... just thought you might benefit from that little info

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Postby DawladSade » Tue Jan 09, 2007 4:40 pm

the winner is always curteous, the loosers always scream Laughing Laughing Laughing Laughing

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Postby xoogSADE14 » Tue Jan 09, 2007 4:42 pm

Ina Xaaji Diini

horta ninyahow inaad aflagaado yar igu soo tuurto adiga kaamaanan sugeeyn.

waxaan ku weeydiiyay horta goormaa Kismayo iyo carigaas kuugu dambeeysay waa adiga uhadlaaya sidii inaad hubtid cida ugu badane?

mataqaanaa Jubbaland inteey ka kooban tahay?

i could care less if the president of the TFG was from Kismayo himself!adigu wax kalaad ka hadleeysaaye.

waxba hadal yuusan kaa tagin sxb, markii maamulka dhabta ah lasoo magacaabo baad arki doontaa cida ugu badnaan doontee.

User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Postby Kalashnikov » Tue Jan 09, 2007 4:43 pm

KISMAAYO ANIGAA ISKA LEH. YAA WAX KA QABA OO AFKA KALA QAADI KARA?

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Postby xoogSADE14 » Tue Jan 09, 2007 4:47 pm

klash aka xussein

markaan midgaha iyo qashimaadka kale warkooda rabno anagaa kuu yeeri doona marka bal noo yara kaadi nasab dhiman yahow.

User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Postby Kalashnikov » Tue Jan 09, 2007 4:51 pm

NASAB DHIMAN? NINYAHOW MA HABAR YACQUUB MISE HOWRARSAME BAAD II MOODAY? JUBBOOYINKA WAA DHUL KABLALAXEED, DIID AMA HA DIIDIN. GEDO OO BAABA' AHNA JUBBALAND KUMA QARAABAN KARTOO KUMANA SOO CAAN BAXEEYSO.

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Postby Sir-Luggoyo » Tue Jan 09, 2007 4:51 pm

Colonel XoogSade,

Horta xaal qaado haddii aan kuu gefay, nagama dhexeyn taasi oo waa runtaa, laakiin xamaasad baa i qaaday. Haddii Kismayo been laga sheego saasaan noqdaa.

Saxibow, I have no sympathy for Harti, but truth has to be told and Kismayo is one place I know. No Marexaan can claim Kismayo haddaad cirka soo taabato xitaa kaama akhrisanayo.

Kismayo belongs to Harti, mainly MJ waliba Cali Salebaan, Cusman Maxamud and Ciise riyoole, plus Dhulos and some Wabeeneeye

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Postby DawladSade » Tue Jan 09, 2007 4:55 pm

Sir Lug isa sheeg.

Wallahi waan ku dhaartay kan waa Hartiga yaryar. Wallahi.

User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Postby Gedo_Boy » Tue Jan 09, 2007 4:56 pm

Sir Lug,

if Marexan is sitting on anybody's house or land, they have to pay it back or get out of the homes

but claiming marexan shouldn't be in kismayo is like claiming habar gidir shoudln't be in xamaar

things have changed after '91

User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Postby Kalashnikov » Tue Jan 09, 2007 4:56 pm

HARTI YAR HALKEED KU ARAGTAY? MA MAREEXAANKA IS KALA SAARO BAAD U QABTAA?

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Postby xoogSADE14 » Tue Jan 09, 2007 4:58 pm

Ina Xaaji Diini

sxb raali gelinti wana kaa aqbalay. waan iska qiyaasay inuu dhiiga boqolka ku maraayo.

tan kale sxb su'aashii iigamaadan jawaabin, Goormaa Kista kuugu dambeeysay?

Klash aka Xussein

Gedo is atleast twice the size of both Jubbas combined and its natural resources are well known. but thats beside the point hadda Jubbaland yaa ugu badan la'iskuma heeysto ileen taasi ineey Mareexaan tahay cid ka hadleeysa majirtee.

anyways adiga ina gumeed xunoo caanoole ah baad tahee maxaa kaa galay arimahaas?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 62 guests