Looma Ooyaan
Posted: Thu Jan 11, 2007 12:22 am
by KUN-DILE
http://godeynews.com/newsdetails.php?su ... m=&ucat=1&appalling atrocities that have taken place in Lower Jubba.
Posted: Thu Jan 11, 2007 12:28 am
by Qaarxiye
not really....................Godeynews is owned by hawiya just like lasqoreynet, allgedo, and bunch of other decieving titles.

Posted: Thu Jan 11, 2007 12:36 am
by KUN-DILE
^^so what if its owned by Hawiye?
Dadkan la xaasuuqayaa miyaanay Daarood ahayn? Mise Cagdheerta Daarood maha?
Posted: Thu Jan 11, 2007 1:44 am
by Ugaas Diini
[quote]Sida ay wararku tibaaxayaan khasaaraha dhimashada ee Jubbooyinka waxaa lagu qiyaasay ilaa 300 oo qof, iyadoo dhaawacu uu kor u dhaafayo 1200.[/quote]
Allah ha u naxariisto wixii dhinte.