XILIGGA JIHEYNTA SIYAASADDA WADANKA IYO SHIRQOLKA U DEGAN JAMHUURIYADA SOOMALIYA
Inta aanan guda galin gabagabada qoraalkan, marka hore waxaa nala gudboon inaan isweydiino dhowr suÂ’aalood oo hoostan ku xusan.
*
Yaa soo dhisay ama u gogol xaarey dowlada kumeelgaarka ee Soomaliya ?
*
Waa maxay sababta dowladda kumeelgaarka ay u codsaneyso ciidamo shisheeye oo suga nabada Soomaliya?
*
Yaa bixinaya dhaqaalaha iyo qarashka ku baxaya ciidamada IGASOM ?
*
Maxaana laga damacsan yahay mustaqbilka dhow, midka dhaxe iyo midka fogba midnimada iyo jiritaanka Jamhuuriyada Soomaliyeed ?



