Listen here AW anigu markay sheekadu gargarre iyoo ajuuran iyoo waxyaalahas gaadho , dadka koonfur dega ayaan ka waraysta.
Adigu cafar iyoo ciise midna wax kama taqaanid ee anaga na warayso.
Ciyaar ha moodin ciisaha saxib , oromo iyoo cafarta ba gam'ta ayay ka saaran iga walle .






