p.s. wallee waxaan ka aargoostayba USC baa ugu weeyneed, for every man they've killed from us we killed atleast 18 from you guys.......laakiinse waa runtaayoo waxaan la iloobi la'nahay anaga rag faa'iido soo wada oo qiimo iyo tacaliinba leh baa naga dhimanaayay idinkana kuwo buuryoqabyo ah oo duurka laga keenay baa idinka dhimanaayay.
[/quote]
XoogSade,
Ninyahow Marexaan waagaas joogay cilmi iyo aqoon midna ma lahayne bal u kaadi. Nin walba markii magaalada la keenay ee Land Cruiser inta faraha loo galiyay la yiri waddanka adaa iska leh ee kuwaan madmadowna madaxa kaga kaadi, ayuu wuxuu u qaatay inaan wax kale oo u dhimanba jirin. Cilmiguna it doesn't start Jaamacad, you have to be born in a city where school is available, oo markaa aad hoos intaad ka soo bilowdo aad ka dib Jaamacad u gudubto. Laakiin nimankiinii iyagoo qaar qaawan intii Gedo iyo Caabudwaaq laga soo uruuriyay, la yidhi dawladda idinkaa leh, cilmi waxay ka ogaayeen baaba iska yaraa ee naga daa bashaha saxibow




