Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

IF YOU DONT PRAY OR WEAR HIJAAB...READ THIS!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

IF YOU DONT PRAY OR WEAR HIJAAB...READ THIS!!!!!!

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 3:35 pm

ASLAM ALEYKUM



wanna know what happens when you don't pray and observe hijaab? here's a true story! Shocked

--------------------------------------------------------------------------------

One day a family called me and asked me to participate in washing a dead woman related to them.

I went and entered the room in which the body was laid. The family members locked the door from outside. I was kept alone with the dead body in the room.

I started reciting verses of the Quran and sought refuge while supplicating (saying 'duaas') until my body calmed down. Then I asked Allah to help me and I started to wash the dead body. Everything needed was provided. As I opened to look at the body of the woman, it was so dark like a piece of charcoal.

I started getting worried; however I struggled to complete the wash expecting rewards from Allah.
While I started washing the body, to my surprise, her flesh was peeling off her body like pieces of cotton. I quickly finished the wash and prepared the dead body without realizing how I completed the task.

Then I knocked the door for the family to let me out, they did not believe that I had finished.

I confessed that I had completed the wash. Then they opened the door and I quickly ran away and went back home.

I spent three sleepless nights and kept on weeping. Thereafter I called one of the scholars and explained to him what I saw.

He told me as far as darkening of the face is concerned, that indicates that she used not to pray (the 5 daily prayers). Regarding peeling off of her flesh, that indicates she never covered her body and did not wear 'hijab' .

After the funeral days were over, I went to the woman's family so that I confirm what I heard. I initially asked them why did you lock me in? They said before you, three ladies came in and all refused to wash her after having seen her (dark) face.

We did not have a choice except to lock you in so that you wash her. Then I asked how her life was, they said she used not to pray and used not to wear hijab ."

(Oh ALLAH protect our Muslim daughters and women). Ameen.

Allahumma 'allimna ma yanfa 'una, wa anfa 'na bima 'allamtana.




"O Allaah, teach us what is useful & let us benefit from what you have taught us."


AAAAAAAAAAAMIN Exclamation

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 3:40 pm

Helwaa......Xalay ma seexan aawadaa............I will start praying markaan sariir wada seexano & Kimisna wadaagno.



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 4:00 pm

Helwaa......Cashar quraan ayaan caawana u baahanee ku mee.



lbalag baa la ii luley
waa boqol kun oo meyl
halka leyga baaqee
jaceylkey ila lumey
bari kale u dhoofee
badhna hadhey sidee baan
isu nabadeyn doonaa
hadaan baaxad leeyahey
badda soo ma jiidheen
hadaan baadad leeyahey
bari sow ma duuleen
sow bilic haldhaaleey
Swedentey ay ku nooshahey
kuma waa bariisteen
allahayow cid ii bixi



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 4:15 pm

GET LOST Evil or Very Mad

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 4:16 pm

AND LEAVE ME ALONE MR SAKHRAAN Twisted Evil Rolling Eyes

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 4:28 pm

Helwaa.......... meelna tegi maayo ilaa aan dunta kugu xidho........

I need u and you need me.................Ayaad quraana bal igu akhri..taad xalay aad igu akhridey wax fiican i dartay Confused .......A lost brother who needs your help.



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 4:52 pm

Helwaa.................from now on this song's our song.


SAKHRAAN:

Qofba waayihiisa
Ileeyn meel ku waaboo
Waynu kala fogaanee
Miyaan kuu waramey wali?

HELWAA:

Mayee ii wad sheekada

SAKHRAAN:

Sow markaan ku waayeen
Wacan ku arki waayaba
Sidii waa aroor hore
Walac tidhi cadceedii
Warmihiyo gantaalaha
Wac kusiisey dunidii
Wajigaaga nuurka lihi
Iimuu widhwidhi jirin.

HELWAA:

Waah! Waah! Waah!
Waabad iga darneeyd shoow!.

SAKHRAAN:

Waxa aan wadeen
Isla waayi jirey waa;
Ayaamahaaga oo wacan
Wakhtigeyga oo san
Inaan wada jirnaa dabeetana
Sidii wiyil iyo dhasheed
Wabiyada kalgacal
Aan wada dhanaa
Aan wadaagno samo Wacan!

HELWAA:

Koleey dunida waayaha
Ileeyn lagama waayoo
Wadka lama huraayoo
Wax miyeey ku gaadheen wali?

SAKHRAAN:

Mayee ii wad sheekada!

HELWAA:

In jaceeylku waynyahey
Wadaadaadu xadiiska
Sida ay ka wariyeen
Waxa layidhi asxaabtii

Wiilasha indha gabadh
Waayeel ka heli jirey
Waatii usaartee
Ugu keentey weelkee

SAKHRAAN:

Waah! Waah! Waah!
Waabad iga darneeyd shoow.

HELWAA:

Waxa aan wadeen
Isla waayi jirey waa
Ayaamahaaga oo wacan
Wakhtigeyga oo san
Inaan wada jirnaa
Dabeetana sida walaalaha shanta ah
Ee wadaaga calan
Isu weheshana
Aan wada qudha marnaa

SAKHRAAN:

Waa wadaane caashaqu
Waaxdaada ila qabo

HELWAA:

Waayahe bal keen

SAKHRAAN:

Waa kane bal hoo

SAKHRAAN:

Waayee haygu sii deeynin
Wuu inaga dhaxeeyaaye

HELWAA:

Waan hayaa hareertee
Ha u baqanin

HELWAA:

Yuu cunin waraabuhu

SAKHRAAN:

Yuur! Yuur!

HELWAA:

Ka ilaali weeraha

SAKHRAAN:

Waayahey!!!!!!!

HELWAA:

Waynakaa hadabaa

HELWAA iyo SAKHRAAN

Wayna kaaaaa!!!!



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 5:15 pm

HELWAA........

WAXAAN KU HAYAA rose

HADHUUB CAASHAQEE Love

HOOYO DHAN Wink



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20810
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Thu Jan 18, 2007 5:18 pm

[quote]HELWAA:

Ka ilaali weeraha

SAKHRAAN:

Waayahey!!!!!!!

HELWAA:

Waynakaa hadabaa

HELWAA iyo SAKHRAAN

Wayna kaaaaa!!!!

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Gacalisa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3099
Joined: Thu Aug 18, 2005 8:14 am
Location: thousands of miles away from YOU

Postby Gacalisa » Thu Jan 18, 2007 5:25 pm

Laughing Laughing Laughing Laughing Allah xelwaa xaalkaa ba.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 5:32 pm

waar sakhraanow ma waxaad dooneysa inaan meesha kaaga tago sacsac yaho Evil or Very Mad
Last edited by HELWAA on Thu Jan 18, 2007 5:34 pm, edited 1 time in total.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 5:33 pm

[quote="HELWAA"][quote="Gacalisa"]:lol: Laughing Laughing Laughing Allah xelwaa xaalkaa ba.[/quote]


walaal waa yaabaanhey ma yaabtey Laughing[/quote]

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 5:34 pm

Gacalliso...........Abaayo isku dirka naga daa......Reerka la dhisaayo ha burburin Wink ..........Jaceylka hawada ha ka xidhin.



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Postby HELWAA » Thu Jan 18, 2007 5:37 pm

walaahi wali waan qoslayaa Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Postby Sakhraan » Thu Jan 18, 2007 5:38 pm

[quote="HELWAA"]waar sakhraanow ma waxaad dooneysa inaan meesha kaaga tago sacsac yaho Evil or Very Mad[/quote]


I've got better idea.........ka waran labadeenu hadaan meeshan iskaga wada tagno mar qudha..alla hayaay markaad xanaaqdo qurux badnidaa..waan ka helaa hablaha dhiiga kulul.


SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Libaaxseendheer, wuhuilin11 and 22 guests