Postby Somali2003 » Tue Jan 23, 2007 8:56 pm
karkaar, from the birth of odaygii Harti, majeerteens never used to utter words.
This is a fine dose of your uncle Awmuuse crying like a grieving woman. Never in the history have you defeated Warsangeli. In fact, majority don't even know your existance except the numerous Dubeys whom you share territories and borders and whom you have conflicts since time immemorial.
Naagiba ninka dahatay baa lagu dangiigaaye,
Qabiilaba duryaadka u kacay door ku noqotaaye,
Rabbi amarki waa duge maxaa doorshey faraceenna?
Naagiba ninka dahatay baa lagu dangiigaaye,
Qabiilaba duryaadka u kacay door ku noqotaaye,
Rabbi amarki waa duge maxaa doorshey faraceenna?
Kun ninaan dab hurin karin maxaa duul ka wada beeray?
Maxaa dubiyo ber idin ka dhigay duxiyo jiir waayey?
Hohe nimaan ku diirsado maxaa duge idiin diiday?
Nin gubaabadaada isku dayey waw dan li'i uune,
Wax wacdigu dubaaqa u galaa duulka khayrka lehe,
Dabiin dhegala' lama waaniyoo waa iskaga daale.
Danab kulule goortuu is dayo daiska nooleeye,
Darxuma weyne abadki hurdada kama digriirryaabee,
Ninkii ina aderki dulmiyey dib u xanaaneeye,
Dirdiriyo maakhadii xabsaa dilay naftaadiiye,
Sidii dumar nin wada qabo xantaan la iska daynayne.
Nin gubaabadaada isku dayey waw dan li'i uune,
Wax wacdigu dubaaqa u galaa duulka khayrka lehe,
Dabiin dhegala' lama waaniyoo waa iskaga daale.
Danab kulule goortuu is dayo daiska nooleeye,
Darxuma weyne abadki hurdada kama digriirryaabee,
Ninkii ina aderki dulmiyey dib u xanaaneeye,
Dirdiriyo maakhadii xabsaa dilay naftaadiiye,
Sidii dumar nin wada qabo xantaan la iska daynayne."