I knew I put that information somewhere so here is what I once responded to a little temper-tantrum from Sadeboi

"sadeboi its high time someone shut u up. first of all seriously warsagneli dabo-hadalkiis gebi ahaan istaaji. miyee wax kuu dhimeen? haday badan yihiin ama laandheersan yihiin miyee ku dhibayaan? haday yar yahiin ama laangaabsan yihiin miyee faa'iido kuu yihiin? Warsangeli garani meyno saa isku deegaan ma nihin laakin waxaan aaminsanahay inay gob yihiin after my research. that they are enterprising businessman citizens of the world and not one lil deegaan in somalia waan soo bartay. dadka xamar daroodka ugu taajirsan ugu wax qabadka badan inay yihiine waan soo ogaadaay and that since darod ayaa ugu taajirsanaa oo ugu wax qabad badnaa magaalada muqdisho iyaba dalka intiisa kale would mean they were the best in the country also waan soo ogaaday. that dagaaladii sokeeye warsangeli lacagta sidii caanahaa aduunka ugu soo dirayeeen for the Darod jabhado waan soo ogaadaay. that markii SNFta dagaalka koowaad ee Gedo lagu jabiyay, a Warsangeli businessman in Dubai oo loo waco Cabdi Kawir was the first dibad businessman to aid the Darod cause when he bought 40 tons of shidaal and had it shipped to the Darod armies. that inay yihiin dad nool oo rabo isku duubnaanta walaalahooda iyo dalkia iyo dadka soomaaliyeedna intooda kale waan soo ogaaday. that at the same time waa dad rer magaal ahoo oo nabada u shaqeeyo by bein on good terms with dariskoodana waan soo ogaaday.
cadowgooda iyo cadowga daroodka guud ahaanbo ha u jabin intaad is leedahay dadka dhib.
p.s. u do know if it wasnt for Qorsheel (Warsangeli-Cumar), Siyaad Barre would not have been president and kacaanki barakaysnaa would never have had happened right?"
http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?p=788604