Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS: More Ethiopian Troops towards Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

BREAKING NEWS: More Ethiopian Troops towards Mogadishu

Postby highclass » Tue Jan 23, 2007 8:30 am

http://www.hiiraan.com/news/2007/jan/wa ... 23-630.htm


Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan ilaa 21 gaadiidka Dagaalka ah oo Gobolka Hiiraan uga gudbay Dhinaca magaalada Muqdisho

Talaado, January 23, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo guuray magaalada Dhuusa-mareeb ee gobalka Gal-gaduud ayaa mar kaliya waxaa lagu arkay gudaha gobolka Hiiraan, iyagoo ku sii jeeda dhinaca magaalada Muqdisho.


Ciidamadan oo ku hubeysnaa hubka cul culus isla markaana watay ilaa 21 gawaarida dagaalka ah ayaa markoodii hore waxaa ay u muuqdeen kuwo u jiheystay dhinaca xadka laakiin waxaa ay ka soo gudbeen dhinaca Degmada Matabaan oo ka tirsan gobalka Hiiraan, iyagoo intaas kadibna soo dhaafay deegaanka Kala-beyr, waxayna wararku tilmaamayeen in ciidamadani ay sii dhaafeen dhinaca degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan, taasoo keentay in loo maleeyo in Ciidamadani ku sii jeedaan dhinaca magaalada Muqdisho.



Goob-joogayaal ku sugan degmada Buula-burte oo sheegay in ciidamadu gudbeen ayaa waxaa kaloo ay intaas ku dareen in markii ay Ciidamadu soo gaareen gudaha degmada ay wax xoogaa saacado ah ay ku hakadeen, kadibna ay ka sii tallaabeen.



Sidoo kale qeybo ka mid ah gobolka oo ay ciidamadaasi sii mareen ayaa dadka ku sugan qaarkood waxaa ay sheegeen in mar marka qaar ay joogsanayeen si markaas ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqa ka jira hadba goobta markaas ay marayeen, inkastoo hadana aysan jirin wax dhibaato ah oo ay la kulmeen.



Ciidamadan ka soo guuray degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaan la ogeyn sababta ay u tiigsanayaan dhinaca magaalada Muqdisho, maadaama inta badan ciidamadii horay uga guuray gobollada dhexe ay tageen dhinaca xadka, laakiin warar soo baxaya ayaa sheegaya in markii horaba guuritaanka ciidamada degmada Dhuusa-mareeb laga yaabo in uu ahaa Qorshe ku talagal ah oo ka duwan qaabkii ay gobalada dhexe uga baxeen kuwii iyaga ka horeeyay.



Ciidamada Dowladda itobobiya oo u muuqda kuwo hada ku sii yaraanaya gobalada ayaa la oran karaa waxaa ay xooga saarayeen magaalada caasimada ah ee Muqdisho wali marka la eego dhinaca nabad-galyada u baahan in wax badan laga qabto, waxaana xusid mudan in ciidamada ku sugan magaalada muqdisho ee Itoobiyaanka ah mar marka qaar inta ay ku guda jiraan howlahooda la xiriira sugida nabad-galyada ay kala kulmaan weeraro kooxo la oran karo danta ay leeyihiin waa ugu yaraan in ay qal-qal galiyaan nabad-galyada caasimada iyagoo mar marsiiyo ka dhiganaya in ay ka soo horjeedaan joogitaanka Ciidamada Itoobiya, waxaana mar walba dhibaatada ay geystaan kooxaasi khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh kala kulma dadka rayidka ah.



C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Beledweyn, Somalia

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 65 guests